Musharax Axmed Shariif Cali Hilowle Oo Cadaado Kusoo Wajahan

0
59

Xili Maalmo Kooban Kahareen Doorashada Madaxwayanaha Galmudug Ayaa Magaalada Cadaado Waxaa Siweyn Looga Dareemayaa Udiyaar Garowga Doorasha Madaxwaynaha Galmudug Waxaana Magaalada Kasocda Diyaar Garowga Soodhawaynta Musharaxiinta Utaagan Xilka Madaxwayanaha Galmudug Musharax Axmed Cali Hilowle (Axmed Shariif)  OO Isagu Kamid Ah Musharaxiinta Utaagan Xilkaas Isla Markaan Ah Musharaxa Sida Weyn Loogu Saadaalinayo Inuu Kusoo Baxo Xilka Madaxwayanaha Galmudug Ayaa Lagu Wadaa Inuu Magaalada Soogaaro Maalmaha Soosocda Waxaana Magaalada Kasocda Diyaar Garow Ku.Aadan Soodhawayntiisa, Qaybaha Kala Gadisan Ee Bulshada Ayaa Laga Dheehan Karaa Sida Ay Ugu Diyaar Garoobeen. Dhinaca Kale Waxaa Magaalada Idaacadaha Kuyaala Ay Baahinayaa Fariimo Lagu Taageerayo Musharaxa Utaagan Xilka Madaxwayanaha Galmudug Axmed Shariif.Sikastaba Ha Ahaatee Musharax Axmed Shariif Ayaa Rajo Weyn Kaqaba Inuu Kusoo Baxo Xilka Ugu Sareeya Maamulka Galmudug

HALKAAN HOOSE KADHAGAYSO FARIINTA AY          BAAHINAYAA IDAACADAHA KUYAAL CADAADO

Goos Gooska Axmed Shariif Cali Hilowle sax

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here