Monthly Archives: April 2017

Deegaan ka tirsan Puntland oo ay la wareegeen Daacishta Soomaaliya

Wararka ka imanaya degmada Qandala ee gobolka Bari ayaa sheegaya in koox ka tirsan ururka Daacish ay la wareegeen deegaanka Saan oo ka tirsan degmada Qandala. Wararku waxaa ay intaas ku darayaan in kooxdan taageersn Daacish ay degaankaas kula wareegeen  dagaal la’aan, kadib markii ay ciidamada Puntland halkaas isaga baxeen. Maamulka Puntland ayaan illaa iyo hadda ka hadlin la wareegista ...

Read More »

Wasiirka Amniga iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo kormeer ku tagay degmada Dayniile

Wasiirka Amniga Gudaha Maxamed Abukar Islow (Ducaale) iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Taabid Cabdi Maxamed oo ay wehliyeen Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka iyo Mas’uuliyiin ayaa maanta kormeer ku tagay degmada Dayniile. Kormeerkan ayaa ahaa mid ay ugu kuur galayeen xaalada amni iyo mid bulsho ee ka jirta degmada Dayniile oo ah meel aana madaxda dowladda iyo mas’uuliyiinta kale deganeyn, sababo amni ...

Read More »

Akhriso;War murtiyeed laga soo saaray shirkii Madaxda dowladda iyo maamulada dalka

Waxaa la soo gaba gabeeyay shirkii u socday Madaxda dowlad Federaalka iyo kuwa maamul goboleedyada dalka, iyadoo shirka laga soo saaray war murtiyeed dhowr qodob ka kooban. Shirkan oo socday labo maalin ayaa waxaa ka soo qeyb galay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, Guddoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari, Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre, Madaxda Maamulada Jubbaland, Puntland, Koofur Galbeed, ...

Read More »

Ra’iisul Wasaare Kheyre oo wali ku dhex shaqeeya Gudaha Madaxtooyada

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa wali degan, kuna dhex shaqeeya guriga Martida ee Madaxtooyada ee loo yaqaano Villa Uganda, halkaasoo la dejiyay, kaddib markii la magacaabay bishii February. Inta badan Ra’iisul Wasaarayaashii dalka soo maray ayaa degi jiray Guri ku yaalla banaanka Madaxtooyada oo uu degenaan jiray xilligii dowladdii Milateriga Jen. Morgan. Guriga Martida ee Madaxtooyada oo horay ...

Read More »

Ilaalada xaruntii hay’ada Unicef ku lahayd Jowhar oo baaq u dirtay Danjire Keating (Sawiro)

Qaar ka mid ah ilaalada xaruntii hay’ada Unicef ay ku lahayd magaalada Jowhar ayaa ugu baaqay Wakiilka qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Ambassador Keating in uu wax ka qabto dayacaad ay ku sameysay hay’ada Unicef. Ilaaladan oo illaa iyo haatan ku sugan xaruntii hay’ada UNICEF ee bartamaha Koofurta Soomaaliya ku lahayd magaalada Jowhar oo ka kooban dhismooyin kala duwan ayaa ...

Read More »

Madaxweynaha Puntland oo dhaliilay mashaariicda Turkiga ka fuliyo Soomaaliya

Madaxweynaha Puntland C/wali Maxamed Cali Gaas ayaa ku dhaliilay dowladda Turkiga in Mashaariicda ay siiso Soomaaliya ay yihiin kuwo kaliya laga fuliyo Muqdisho. C/wali Gaas ayaa sheegay in Turkiga ay yihiin dad niyad wanaag u haayo Soomaalida, balse ay wax badan ka qaldan yihiin qaabka ay u shaqeeyaan, maadaama uu xusay inay Soomaaliya ay tahay Federaal. “Turkiga in badan ayay ...

Read More »

Al-Shabaab oo sheegay in 7 ka tirsan ciidanka Kenya ku dileen qarax

Al-Shabaab ayaa sheegtay inay dileen 7 askari oo ka tirsan Milateriga Kenya, kaddib markii ay sheegeen inay la beegsadeen qarax miino agagaarka deegaanka Hoosingow ee Jubadda Hoose. Wararka ayaa sheegaya in kolonyo ciidamada Kenya oo sahay u gudbineysay Ciidamada uga sugan Soomaaliya oo ka yimid gudaha Kenya lala eegtay qarax miino. Al-Shabaab ayaa baraha internet-ka ku soo qoray inay mid ...

Read More »

Mareykanka oo sheegay inuu ka dhamaaday dulqaadkii uu u hayay Waqooyiga Kuuriya

Mareykanka ayaa sheegay inuu ka dhamaaday dulqaadkii uu u hayay Waqooyiga Kuuriya, iyadoo uu sii xoogeysanayo xiisada labada dal u dhaxeeya. Waqooyiga Kuuriya oo maalin ka hor u dabaal degtay sanad-guurada 105aad hoggaamiyihii aas aasay dalkaas, ayaa soo bandhigtay awoodeeda milateri, iyadoo tijaabisay gantaal, kaasoo markii dambe fashilmay. Madaxweyne kuxigeenka Maretkanka Mike Pence oo ku sugan Koofur Kuuriya ayaa ka ...

Read More »

Musharax Axmed Shariif Cali Hilowle Oo Cadaado Kusoo Wajahan

Xili Maalmo Kooban Kahareen Doorashada Madaxwayanaha Galmudug Ayaa Magaalada Cadaado Waxaa Siweyn Looga Dareemayaa Udiyaar Garowga Doorasha Madaxwaynaha Galmudug Waxaana Magaalada Kasocda Diyaar Garowga Soodhawaynta Musharaxiinta Utaagan Xilka Madaxwayanaha Galmudug Musharax Axmed Cali Hilowle (Axmed Shariif)  OO Isagu Kamid Ah Musharaxiinta Utaagan Xilkaas Isla Markaan Ah Musharaxa Sida Weyn Loogu Saadaalinayo Inuu Kusoo Baxo Xilka Madaxwayanaha Galmudug Ayaa Lagu Wadaa ...

Read More »