Monthly Archives: February 2017

Madaxweynaha Khaatumo oo gaaray Hargeysa

Madaxweynaha Maamulka Khaatumo Cali Khaliif Galleyr ayaa saaka gaaray Magaalada Hargeysa ee xarunta Maamulka Somaliland. Cali Khaliif,ayaa shalay loo diiday in uu diyaarad ka raaco magaalada Buuhoodle,waxaana uu xalay Gaari ka qaatay Buuhoodle isaga oo ku hoyday Magaalada Burco. Waxaa uu saaka gaaray magaalada Hargeysa,halkaas oo la sheegayo in uu ka raacayo diyaarad u qaadeysa dalka Jabuuti oo uu wadahadallo ...

Read More »

Aqriso Jadwalka doodda Musharrixiinta ee maanta

Musharrixiinta xilka madaxtinimada Soomaaliya ayaa manta loo qabanayaa dood nooceeda oo kale aanay horay u soo marin doorashooyinkii Soomaaliya. Guddiga doorashada madaxweynaha ayaa diyaariyay weydiimaha musharrixiinta wxaana la kala siiyay labo gelin oo manta ah. Gelinka hore waxaa doodad ka qeybgalaya 11 musharrax iyada oo midkii 12aad ka tanaasulay tartanka,waxaana gelinka dambe iyana weydiimaha la hor dhigi doonaa 12 ka ...

Read More »

Dag Dag: Gudiga Qaban Qaabada Doorashada Madaxwaynaha Oo Kudhawaaqay Xiliga Ay Dhacayso Doorashada Madaxwaynaha Galmudug

Xildhibaan Maxamed Saciid Xasan Geele Oo Ah Gudoomiyaha Gudiga Qaban Qaabada Doorashada Madaxwaynaha Ayaa Wareysi Gaara Oo Uu Siiyay Radio Cadaado Waxaa Uu Kaga Hadlay Xiliga Ay Dhacayso Doorashada Madaxwayanaha Galmudug.Xildhibaan Maxamed Saciid Ayaaa Sheegay Inay Dhacayso Doorashada Madaxwayanah Galmudug 19 Bishaan, Xildhibaan Maxamed Saciid Waxaa Sidoo Kale Uu Kahadlay Arimo Dhowra Hadaba Halkaan Hoose Kadhagayso Wareysiga Oo Dhamaystiran

Read More »

Goobtii loo asteeyay inay ka dhacdo doorashada Madaxweynaha oo laga yaabo in laga weeciyo

Warar soo baxaya ayaa sheegaya in goobta doorashada Madaxweynaha oo horay loogu asteeyay inay ka dhacdo Dugsiga Sare ee Tababarka Booliska ee Jeneraal Kaahiye ayaa laga yaabo in laga bedelo. Qaar ka mid ah Musharaxiinta Madaxweynaha ayaa laga soo xigtay inay dalbadeen in laga weeciyo goobtaas oo horay uga dhacday doorashadii sanadkii 2012, iyagoo ka qaba walaac. Warar la isla ...

Read More »

Jaamacadda Carabta oo soo dhoweysay go’aankii Maxkamadda Caalamiga ee ICJ

Ururka Jaamacadda Carabta ayaa soo dhoweeyay go’aanka Maxkamadda Caalamiga ee Cadaaladda Adduunka ay qaadatay, kadib fadhi ay yeelatay Maalintii Khamiista, ayna ku cadeysay inay gali karto kala xukminta iyo calaamadeynta xuduud badeeka Soomaaliya iyo  Kenya.   Xoghayaha guud ee Ururka Jaamacadda Carabta Ahmed Aboul-Gheit ayaa bogaadiyay tallaabadaasi muhiimka ah ee u suuragelineysa Maxkamadda inay guda-gasho kala saaridda dacwadda ay Soomaaliya ...

Read More »

Barcelona Oo Markale Camp Nou Ku Dubatay Athetlic Bilbao, Lionel Messi Oo Rekoodh Cusub U Dhigay Balaugrana Iyo Kooxda Enrique Oo Hal Dhibic U Soo Jirsatay Hogaanka La Ligaha.

Barcelona ayaa markale Camp Nou ku dubatay kooxda Atheltic Bilbao kulan ka tirsnaaa horyaalka La Ligaha oo ay kooxda Luis Enrique ku qabsanayd in ay guul gaadho si ay cadaadiska ugu sii hayn karto kooxda horyaalka Spain hogaaminaysa ee Real Madrid. Paco Alcacer, Lionel Messi iyo Aleix Vidal ayaa Barcelona ka caawiyay in ay si sahlan ku garaacdo kooxda Bilbao. ...

Read More »

Hull City Oo Guuldaro Xanuun Badan Dhabarka U Soo Saartay Liverpool, Musiibada Reds Ee Sanadkan 2017 Oo Halkeeda Ka Sii Socta Iyo Saamaynta Marco Silva Ee Hull City Oo Galaaftay Klopp.

Musiibada Liverpool ee sanadkan 2017 ayaa halkeeda ka sii socta  waxayna guuldaro xanuun badan kala soo laabtay kooxda heerka labaad ka baxsanaysa ee Hull City. Liverpool ayaa markale muujisay sida ay ugu liidato inay fursadaheeda goolal u badlali karto waxayna Hull City kala soo laabtay guuldaro ugu dhawaan soo gabagabaysay rajadii yarayd ee ay Reds ka qabtay koobka Premier leaque-ga. ...

Read More »

Chelsea Oo Stamford Bridge Ku Xasuuqday Arsenal Xilli Ay 12 Dhibcood Oo Nadiif Ah Ay Ku Qabteen Hogaanka Horyaalka.

Chelsea ayaa si dhab ah u qabatay wadadii ay ku hanan laheyd horyaalka Premier League xilli ciyaareedkan ka dib markii ay 3-1 ku xasuuqeen kooxda kaalinta 3aad ee Arsenal oo marti ku aheyd Stamford Bridge, waxaana ay haatan hogaanka Premier League ku qabteen 12 dhibcood oo nadiif ah iyadoo Eden Hazard uu dhaliyay gool cajiib ah. Tababare Antonio Conte ayaa ...

Read More »

Dad ku sumoobay raashiin ay cuneen

Bukaannadaan oo tiro ahaan gaaraya ilaa 11 qof ayaa 24-kii saac ee ugu dambeeyey la gaarsiiyey isbitaalka guud ee magaalada Cadaado, kuwaas oo la  aaminsanyahay inay ku sumoobeen raashiin ay cuneen, waxayna dadkaasi ku noolaayeen degaanka Qaradhi oo hoos yimaada magaalada Cadaado. Maxamed Maxamuud Cali oo ka mid ah howl wadeennada isbitaalka Guud ee magaalada Cadaado ayaa warbaahinta Qaranka Soomaaliyeed ...

Read More »

Qarax ka dhacay Duleedka Kismaayo iyo Khasaaro Ka Dhashay

Sida ay sheegayaan dadka deegaanka Goob weyn waxaa maanta Qarax uu ka dhacay Maqaaxi ku taalla Deegaankaasi waxaana uu waxyeelo gaarsiiyey Qaraxa dadkii Maqaaxida kusugnaa. Qaraxa waxa uu ahaa miinada dhulka la geliyo taasi oo dhawaq ahaan laga maqlayey deegaanka oo idil. Ilo madax banaan ayaa sheegaya in dhimasho iyo dhaawac ay soo gaartay ciidan katirsan Maamulka Jubbaland oo qaraxa ...

Read More »