DAAWO SAWIRADA:- Burbur ganacsi oo ka dhashay Weerarkii Hotel Dayax ee Muqdisho

0
4

Goobo Ganacsi iyo Guryo lahaayeen dad shacab ah ayaa maanta ku burburay Qaraxyadii lagu qaaday Hoteelka Dayax.

Sawiro laga soo qaaday goobta ayaa waxaa ka muuqanayaan Burbur lixaad leh.

Qaraxyadii ka dhacay Hoteel Dayax  waxaa ku dhimatay tiro ka badan 20 qof sidoo kalena waxaa ku dhaawacmay in ka badan 50 qof.

Dadka dhintay ayaa waxaa ku jira 12 qof oo shacab ah, saddex ka mid ah ciidamada, iyo shan nin oo ah dableydii weerarka soo qaaday.

Hoos ka Daawo Sawirada:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here