Monthly Archives: January 2017

Musharaxa Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo oo War ka soo saaray Qaraxyadii lagu Weeraray Hotel Dayax

Warsaxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Ra’iisul Wasaarihii hore Ee Soomaaliya haddana ah Musharax u taagan qabashada Xilka Madaxweyne ee Soomaaliya Mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa looga hadlay Qaraxyadii Dadka badan ay ku dhinteen ee Saakay lagu Weeraray Hotelka Dayax oo ku yaalla Wadada Maka Al-mukarama ee Magaalada Muqdisho. Musharax Farmaajo ayaa ugu horeyn si Kulul u Cambaareeyay Falka is Qarxinta ...

Read More »

Ku dhawaad 100 Soomaali ah oo laga soo tarxiilay Mareykanka

90 qof oo Soomaali ah iyo laba Kenyan ah ayaa laga soo masaafuriyay dalka Mareykanka sababo aan kala caddeyn. Dadkaan oo laga soo dejiyay garoonka dayaaradaha ee Jomo Kenyatta ee magaalada Nairobi, ayaa waxay ku soo beegmayaan xilli uu Madaxweyne Donald Trump la filayo inuu saxiixo amar shuruuc adag ku soo rogaya oo wax looga qabanayo dadka soo galootiga ah ...

Read More »

Ciidamada AMISOM oo Qarax Xoogan lagula eegtay Magaalada Muqdisho

Muqdisho (Sh M Network)—Qaraxan oo ahaa miinada nuuca dhulka lagu aaso ayaa Kolonyo ay wateen Ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM waxaa lagula eegtay Magaalada Muqdisho. Qaraxa ayaa waxuu ka dhacay inta u dhaxeysa Isgooyska SOS iyo Suuqa Xoolaha, gaar ahaan Daarta Maalin-Taajir, sida Goobjooge uu u sheegay Idaacadda Shabelle. Ciidamada AMISOM oo Qaraxa lagu beegsaday ayaa xiray Wadda labadeeda dhinac, ...

Read More »

Golaha Wasiirada iyo Guddiga Abaaraha Qaran oo ku kulmay Magaalada Muqdisho

Kulankaan oo uu Shir Guddoominayay Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid Cali Sharmarke ayna  ka soo qeyb galeen Xubno ka tirsan Golihiisa Wasiirada islamarkaana lagu marti qaaday Guddiga Qaran ee Abaaraha iyo Taliyayaasha Ciidamada dalka ayaa looga hadlay Arrimaha Ammaanka iyo xaaladaha Abaaro ee ka jira dalka. Xukuumadda ayaa ballan qaaday Lacagtii ugu badneed ee loogu deeqo Guddiga Abaaraha oo ay ka ...

Read More »

Kenya oo si rasmi ah uga baxday Heshii ay la gashay DF kuna dhawaaqday in…

Dowladda Kenya ayaa sheegtay iney sii wadeyso Baaritaanadda lagu hayo Diyaaradaha ka ambabaxa Somalia ee sii mara magaalada Wajeer. Agaasimaha Guud ee Hay’adda Duullimaadka Diyaaradaha Rayidka ee Kenya, Gilbert Kibe ayaa sheegay inay waajib tahay in dayuuradaha ka ambabaxa Muqdisho ee ku sii jeeda Nairobi sababo dhinaca ammaanka ah awgood lagu baaro Garoonka Wajeer. Gilbert Kibe oo la hadlayey Wargeyska ...

Read More »

Shaxda Rasmiga Ah Ee Eibar Vs Barcelona Iyo Luis Enrique Oo Isbadal Ku Sameeyay Shaxdii Uu Guusha Kaga Soo Gaadhay Real Sociedad.

Barcelona ayaa marti u ah kooxda Eibar waxayna kulankan ciyaaraysaa iyada oo maanka ku haysa in kooxaha Real Madrid iyo Sevilla ay guulo ka gaadheen kooxaha Malaga iyo Osasuna sida ay u kala horeeyaan isla markaana ay heleen saddex dhibcood oo ay sare uga kaceen booskii ay ku jireen, sidaa daraadeed kooxda Luis Enrique ayuu hamigeedu yahay in ay culayska ...

Read More »

Chelsea Oo Stamford Bridge Ku Garaacday Hull City Xili Antonio Conte & Wiilashiisa Oo Ay Sideed Dhibcood Ku Qabteen Hogaanka Premier Leaque-ga.

Chelsea ayaan iska lumin fursadii dahabiga ahayd ee Stamford Bridge u taalay waxayna saddexda dhibcood ka qaateen Hull City si ay sideed dhibcood oo saafi ah hogaanka Premier Leaque-ga ugu qabtaan. Guuldaradii Liverpool ka soo gaadhay Swansea City iyo barbarihii ay Tottenham la gashay Manchester City ayaa Blues ka caawiyay in ay hesho baan wayn oo ay ku neefsan karto. ...

Read More »

Arsene Wenger Oo Raali Galin Ka Bixiyay In Uu Riixay Garsooraha Afraad Ee Anthony Taylor Iyo Wenger Oo Ganaax La Kulmi Kara.

ababaraha kooxda Arsenal ee Arsene Wenger ayaa raali galin ka bixiyay ficilkiisii xumaa ee uu ku riixay garsooraha afraad ee kulankii ay kooxdiisu guusha ka gaadhay Burnley. Arsene Wenger ayaa riixay garsoore Anthony Taylor oo ahaa garsoorihii kaydka Emirates Stadium ku qornaa waxaana Wenger la siiyay kaadhka cas iyada oo Jonathan Moss uu arinta soo faro galiyay isla markaana waxa uu taaraboonka ...

Read More »