Monthly Archives: December 2016

Diyaarad Siday Ciidamo Ruushiyaan Ah Oo Burburtay…

Diyaarad military oo siday ciidamo u dhashay Ruushka islamarkaana tiradodu dhamayd 91 Asakari ayaa ku burburtay duleedka goobta dalxiiska ee lagu magacaabo Sochi ee bada madow sida laga soo xigtay wasaarada difaaca ee Ruushka. Diyaaradaas waxay ka luntay araga shaashadaha Radaarada 20 daqiqo kadib marki ay gashay duulimaadkeedii hawada ee ay ka duushay Sochi, Abaarihi 22:20 saacada ingiriska , waxaana ...

Read More »

DEG DEG:-Puntlandi Oo Ka Hadashay Dilka Xeer Ilaaliyihii Maxkamada Puntland…

Gudoomiyaha Maxkamada Ciidamada Qalbka Sida iyo Danbiyada culus ee Shan Gobol oo ka Tirsan Puntland Col. Cabdiftaax Xaaji Aadan ayaa Ka hadlay Dilka Xeer ilaaliyihi Maxkamada Puntland, Gudoomiyaha oo La hadlayay Goordhoweyd warbaahinta Ayaa Sheegay in dilka Masuulka ay ka danbeeyeen Kooxo Ku Hubeysan Bastoolad, kuwaas Oo Kadibna Goobta Ka Baxsaday, Wuxuu sheegay in dilka Marxuumka ay ka xunyihiin, Looguna ...

Read More »

Akhriso:-Madaxda Madasha Wadatashiga Qaranka Oo Soo Saaray War-Murtiyeed Lala Yaabay…

Madasha Hoggaanka Qaran (MHQ) oo kulan ku yeelatay magaalada Muqdisho intii u dhaxeysay  15 – 24 Disembar 2016-ka ayaa ahaa kulankii ugu waqtiga dheeraa, waxaana kulanka laga soo saaray war murtiyeed ka kooban dhowr qodob. Madaxda Madasha ayaa isku raacay in 18 xubnood lagu kordhiyo Aqalka Sare, iyadoo maamul walba la siiyay min saddex xubnood. Waxaa kaloo Madasha ay isla ...

Read More »

Maxaad U Maleysaa Waqtiga Hadana Ay Mar-Kale Qaadan Karto Doorashada+Akhriso…

Hogaamiyayaasha madasha-wada-tashiga  marnaba kuma soo hadal qaaday war-murtiyeedkii ay soo saareen waqti kama danbeys ah oo loo qabtay doorashada hogaanka ugu sare dalka , laakiin taa badalkeeda hogaamiyayaasha ayaa soo kordhiyay qodobo kale oo dib uga sii dhigi kara waqtigii markii hore la filayay in la qabto doorashada guddoonka sare ee baarlamaanka iyo madaxweynaha. Marka leysku geeyo tirada cusub ee ...

Read More »

Maamulka Gobalka Banaadir Oo Ka Hadlay Isbadal Lagu Sameeyay Xubnaha Aqalka Sare…

Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale, ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay in gobolka Banaadir aan marnaba lagu soo darin xubnaha lagu kordhiyay aqalka sare. Duqa Muqdisho oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in wali maqaamka gobolka Banaadir maqan yahay, xili dowlad gobolleedyada mar kale loogu daray xubno dheeraad ah  aqalka sare. Yuusuf ...

Read More »

DEG DEG:-Masuul Ka Tirsan Maamulka Puntlandi Oo La Toogtay…

Kooxo hubeysan ayaa magaalada Boosaaso ee gobolka Bari ku dilay xeer ilaaliyihii maxkamada ciidamada qalabka sida ee Puntland, xili uu kusugnaa bartamaha magaalada. Dilka kadib ayaa ciidamada maamulka Puntland waxay baaritaano ka bilaabeen xaafadaha magaalada Boosaaso gaar ahaan halka uu dilka ka dhacay. Xeer ilaaliyaha maxkamada ciidamada qalabka sida ee Puntland C/kariin Xuseen Firdhiye ayaa u dhintay dhaawac soo gaaray, ...

Read More »

DHAGEYSO;-WARKA HABEEN EE RADIO CADAADO 21=12=2016

Dhageystayaasha Radio Cadaado Ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii Caawa ee ka baxay Radio Cadaado. Warka Caawa Waxaa si wadajir ah u aqrinayay ah aqrinayay: Sharmaarke Suuley .Samsam Maxamed Maxamuud Iyo Cabdisalaan Axmed Maxamuud :- Farsamadii:-  Xafso Cabdullahi Cabdille :- Halkaan Ka Dhageyso Warka Radio   

Read More »

Dhageyso:-Maamulka Puntlandi Oo Soo Saaray Amaro Ka Dhan Ah Gaadiidka Ka Howlagala Deegaanadaas…

Taliska maamulka puntland ayaa waxaa uu soo saaray amaro quseeya gaadiidleyda ka howlagasha deegaanada uu ka arimiyo maamulkaasi taliska aya waxa ay sheegeen in maanta laga bilaabo aan lagu dhex arki Karin gudaha puntlandi gaadiid muraayadaha ugi dhagsan beensalka ee aan laga dhex arki kareyn cidda kujirata gudaha gaadiidka sida darted taliska ayaa sabab uga dhigay amarkani sababo la xiriira ...

Read More »