Monthly Archives: December 2016

Ciidamada dowladda oo qarxiyay miino la dhigay maqaayad ku taala isgoyska Howlwadaag

Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa qarxiyay miino la dhigay mid ka mid ah maqaayadaha ku yaala isgoyska Howlwadaag ee magalada Muqdisho. Qaraxa miinada oo ahaa mid xoogan ayaa laga maqlay qeybo kamid ah magaalada Muqdisho, waxaana la sheegay inuusan jirin waxyeelo dadka ka soo gaartay miinada la qarxiyay. Dadka ku sugnaa goobta miinada la dhigay ayaa ciidamada dowladda ku wargeliyay in ...

Read More »

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo baajiyay banaan bax saaka ka dhici lahaa Muqdisho

Banaan bax looga soo horjeeday xubnaha lagu daray Aqalka Sare ee laga qadiyay Gobolka Banaadir oo saaka lagu waday inuu ka dhaco magaalada Muqdisho ayaa la baajiyay. Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa shalay ku baaqay isu soo bax ballaaran oo lagu muujinayo xaqdarada lagu sameeyay Gobolka Banaadir, kaddib markii aan wax xubno ah laga siin 18-kursi ee lagu ...

Read More »

Ciidamadda Kenya oo looga digay inay faragelin ku sameeyaan siyaasadda Soomaaliya

Taliyaha guud ciidamada Kenya ayaa digniin siiyay ciidamada dowladda Kenya ee ku sugan magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose iyo deegaanada Jubbaland. Taliyaha guud ee ciidamada Kenya Samson Mwathethe iyo Raychelle Omamo  oo ah xoghayaha difaaca Kenya ayaa labaduba kaga digay ciidamada Kenya inay faragelin ku sameeyaan siyaasadda Soomaaliya. Taliyaha ayaa kulamo uu la qaatay saraakiisha ciidamadda Kenya ee ku sugan ...

Read More »

Cumar C/rashiid oo la kulmay Xildhibaanada labada Aqal ee Jubbaland

Musharaxiinta u taagan xilka Madaxweynaha ayaa bilaabay xod-xodashada iyo kasbashada Xildhibaanada laga soo doortay gobolada, iyadoo Musharax walba uu dadaal ugu jiro sidii uu u heli lahaa kalsoonida Xildhibaanada. Ra’iisul Wasaaraha xilka sii haya ahna Musharax u taagan xilka Madaxweynaha Cumar C/rashadiid ayaa shalay kulan qado u sameeyay Xildhibaanada labada aqal ee Baarlamaanka iyo Aqalka sare ee  Jubbaland, Cumar C/rashiid ayaa kala hadlayay ...

Read More »

Sawiro Iyo Warbixin Ku Saabsan Xiddigaha Seegi Kara Kulamada Koowaad Ee Boxing Day Ga

Boxing Days ama maalmaha feedhka waa wax u gaar ah kubada cagta dalka England gaar ahaan horyaalka heerka koowaad ee Premier League, waxaana la ciyaaraa marka la gaaro dhamaadka bisha December sanadkasta, xilli horyaalada kale fasax ku maqan yihiin. Garsoorihii hore ee England Howard Webb ayaa shaaca ka qaaday in ciyaartooyda ay inta badan codsadaan Jaalayaasha marka la joogo kulamada ...

Read More »

Daawo:-Sawirada-Galmudug oo Ka badisey Puntland & Banaadir oo Dhulka la Sintey Jubbaland +SAWIRRO

Tartanka Kubadda Koleyga haweenka Maamul goboleedyada ayaa waxaa uu si xiso badan uga soconayaa garoonka Mire Awaare ee magaalada garoowe waxaana iminka soo gaaray heerkiisii Ns dhamaadka oo afar kooxood isugu soo hareen. Kulamadii ugu danbeeyey ee Groupyada waxaana kulankii koowaad uu dhexmaray Kooxaha Galmudug & Puntland kulankaasi oo labada koox u dheelayeen kaalinta koowaad iyo labaad maadama ay guulo ...

Read More »

Turkiga:-Oo Baaraya Dad Lagu Tuhunsan Yahay In Ay Garab-siiyeen Burcadda Internetka…

Baadhitaano aad u baahsan ayaa maamulka Turkigu kuhayaa qiyaas dhan 10,000 oo qof oo looga shakisanyahay in ay caawiyaan gacana siiyaan kooxaha argagixisada ah dhanka baraha bulshadu ay ku xidhiidho ee Intenetka. Dadkan ayaa lagu sheegay i n ay u isticmaalaan baraha bulashada si ay ugu taageeraan kooxahan, sida laga soo xigtay wasaarada Arimaha gudaha ee dalka Turkiga. Waxay kaloo ...

Read More »

Somaliland Oo Beenisay War La Isla Dhex Qaadayay Maalmahan Dambe…

Xili ay soo baxeyn warar ku aadan in Guddoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Somaliland   C/Raxmaan Cirro oo iyo Raisulwasaaraha Xukuumadda Soomaliya Cumar C/rashiid Cali Sharmarke ay kuwada kulmeen magaalada Nairobi ee Caasimada dalka Kenya, iyagoo kawada hadlay sidii Somali-land si toos ugu qeyb gali laheyd doorashada Soomaliya ka dhacaysa sanadkan2020-ka. Guddoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Somaliland  C/Raxmaan Cirro ayaa tilmaamay in aysan jirin ...

Read More »

Dhageyso:-Baaq Taabanaya Hogaamiyaha Maamulka Hir-Shabeelle Oo La Diray…

Nabadoon Maxamed isxaaq yacquub oo ka mid ah odayaasha kasoo jeedo Gobolka Hiraaan ayaa waxa uu  sheegay in loo baahan yahay in  maamulka Hirshabeele uu heshiis la galo qaar kamid ah odayaal kasoo jeeda gobolka Hiiraan oo dhaliinsan hanaanka loo dhisay maamulka. Waxa uu sidoo kale ugu baaqay  madaxweynaha maamulka Hirshabeele Cali Cabdulaahi Cosoble in intuusan magaacaabin Golahiisa Wasiirada in ...

Read More »

Dilka Xeer ilaaliyihii Maxkamadda Ciidamada Qalabta Sida ee Puntland Oo La Sheegtay…

Xarakada Al-shabaab ayaa sheegatay mas’uuliyada weerarkii lagu qaarijiyay Xeer ilaaliyihii Maxkamadda Ciidamada qalabta sida ee Puntland C/kariin Xasan fardhiye, oo maanta lagu toogtay gudaha magaalada Boosaaso ee Gobolka Bari War rasmi ah oo kasoo baxay xarakada Al Shabaab ayay ku sheegatay Mas’uuliyadda dilka sarkaalkan iyo mid kamid ah ilaaladiisa, oo maanta lagu qaarjiyay Gudaha Magaalada Boosaaso ee Gobolka bari. Sheekh ...

Read More »