Monthly Archives: December 2016

Guddiga Gurmadka Abaaraha ee heer Qaran oo la kulmay Hey’addaha Caalamiga

Guddigga Gurmadka Abaaraha ee heer Qaran oo uu gudoomiye u yahay Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka dalka ayaa la kulmay UNka, deeqbixiyayaasha, iyo hay’adaha caalamiga ah, shirka ayaa waxaa looga hadlay sidii loo dardar gelin lahaa hawlaha gar-gaar ee dadka ay Abaaruhu saameeyeen. Mudane Maxamed Cumar Carteh ayaa sheegay in shirkii ugu horeeyay ee guddiga ay kaga hadleen sidii loo diyaarin lahaa ...

Read More »

Dowladda Soomaaliya oo qorsheyneysa in todobaadyada soo socda ay mar kale joojiso Qaadka Kenya

Dowladda Soomaaliya ayaa qorsheyneysa in todobaadyada soo socda ay mar kale joojiso Qaadka laga keeno dalka Kenya, kaddib markii dowladda Kenya ay dhaqan gelin weysay heshiiskii 13-kii bishii September ee sanadkan. Diblomaasi sare oo ka tirsan Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa u xaqiijiyay Jowhar.com in dowladda ay ka fikireyso go’aan ay ka qaadato Qaadka laga keeno Kenya, hadii dowladda Kenya wax ...

Read More »

DHAGEYSO;-WARKA HABEEN EE RADIO CADAADO 28=12=2016

Dhageystayaasha Radio Cadaado Ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii Caawa ee ka baxay Radio Cadaado. Warka Caawa Waxaa Noosoo Jeedin Wariye Sharmaarke Suuley Iyo Xafso Cabdullaahi Cabdile– Farsamadii:-  Ayaan Maxamed :- Halkaan Ka Dhageyso Warka Radio 

Read More »

War Deg Deg ah:- Mid kamid ah Ergadii Galmudug wax ku Doortay oo Caawa lagu dilay Muqdisho

Koox Hubeysan ayaa Caawa Nin Oday ah oo lagu Magacaabo Nabadoon Axmed Dhoore oo kamid ahaa Ergadii tagtay  Magaalada Cadaado ee Xarunta KMG ah ee Galmudug,waxna ka soo doortay Xubnaha Aqalka Hoose  Salaadii Cishaha ku Dishay Masaajidka weyn ee Degmada Heliwaa ee Gobolka banaadir. Goobjoogeyaal ayaa sheegay in ay baxsadeen Kooxda Dilka Geysatay,waxaana halkaas tagay Ciidan ka tirsan kuwa Dowladda Soomaaliya ...

Read More »

Maraykanka oo uga digey Musuqmaasuq muwaadiniinta Somali Maraykanka ah

Dowlada Maraykanka ayaa uga digtey muwaadiniinta Somali Maraykanka ah ee ka qeybgalaysa doorashooyinka dalka Soomaaliya inay ku lug yeeshaan musuqmaasuq. Qoraal kooban uu soo dhigay barta twitter-ka Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya ayaa lagu sheegay in sharciga Mareykanka uu dhigayo in muwaadiniinta Mareykanka ay ku sugan meel ka baxsan dalka lagu ciqaabi karo haddii ay ku lug yeeshaan xaalado musuq maasuq ...

Read More »

Baarlamaanka cusub oo loogu baaqay inuu baabi’iyo go’aanadii Madasha

Baarlamaanka cusub ee Federaalka Soomaaliya ayaa loogu baaqay inuu baabi’iyo dhamaan go’aamadii Madasha Wada-tashiga Qaran ay gaartay, kaddib markii shalay uu si rasmi ah ula wareegay talada dalka. Baarlamaanka labada Aqal ayaa lagu wadaa inuu dib u eegis ku sameeyo go’aanada qaar ee ay gaareen oo loo arkay in aanay aheyn kuwo dastuur ah. Warar la helayo ayaa sheegaya in ...

Read More »

Ciidamada booliska oo adkeynaya amaanka Muqdisho inta doorashooyinka socdaan

Taliska ciidamada booliska gobolka Banaadir ayaa sheegay iney adkeynayaan amaanka magaalada Muqdisho inta lagu gudo jiro doorashooyinka, gaar ahaan doorashada madaxweynaha iyo hogaanka baarlamaanka. Jeneraal Bishaar Abshir Geedi, oo ah taliyaha ciidamada booliska gobolka Banaadir ayaa sheegay iney isku diyaariyeen adkeynta amaanka inta loo diyaar garoobayo doorashada gudoonka baarlamaanka Soomaaliya. Isgoysyada magaalada Muqdisho ayaa la geeyay ciidamo badan oo boolis ah, kuwaasi ...

Read More »

DHAGEYSO;-WARKA HABEEN EE RADIO CADAADO 26=12=2016

Dhageystayaasha Radio Cadaado Ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii Caawa ee ka baxay Radio Cadaado. Warka Caawa Waxaa si wadajir ah u aqrinayay ah aqrinayay: Sharmaarke Suuley .Samsam Maxamed Maxamuud Iyo Nuur Maxamed Cabdi :- Farsamadii:-  Ayaan Maxamed :- Halkaan Ka Dhageyso Warka Radio 

Read More »

Ururka Suxufiyiinta Qaaradda Afrika oo aqoonsaday Hoggaanka NUSOJ

Ururka Suxufiyiinta Qaaradda Afrika FAJ ahna ururka ugu weyn Qaaradda ayaa si buuxda u aqoonsday hogaanka cusub ee Ururka Suxufiyiinta Qaranka Soomaaliyeed ee NUSOJ. War murtiyeed ka soo baxay Ururka FAJ ayaa waxaa uu meesha kaga saaray Cumar Faaruuq Cismaan oo sheegan jiray hoggaanka ururka, horayna looga soo saaray dhowr urur oo ka jira Qaaradda Afrika. FAJ waxaa qoraalkii shirkeedii ...

Read More »