Monthly Archives: December 2016

Madaxweynaha Burundi oo ku hanjabay inuu ciidamadiisa kala baxayo dalka Soomaaliya

Dowladda Burundi ayaa ku hanjabtay in ciidamo ka tirsan kuwa ka jooga Soomaaliya ay kala baxeyso howlgalka Midowga Africa AMISOM ee ka socdo dalka Soomaaliya. Madaxweynaha dalka Burundi Pierre Nkurunziza ayaa sheegay in 5,500 oo ka mid ah askarta AMISOM ee ka socoto dalkiisa inuu kala baxayo dalka Soomaaliya. Madaxweynaha wuxuu cadeeyay in sababta ciidamooda uga saarayaan Soomaaliya ay tahay ...

Read More »

Baarlamaanka Soomaaliya oo berri kulankoodii labaad yeelanaya

Baarlamaanka Soomaaliya ayaa lagu wadaa in berri oo Sabti ah ay yeeshaan kulankoodii 2aad ee kalfadhiga koowaad iyadoo kulankaasina ay shir guddoomin doonaan guddoomiyaasha kumeelgaarka ah ee ah kuwa ugu da’ada weyn labada gole. Kulankaan ayaa dhici karta in laga soo saaro guddiga doorashada guddoomiyaha baalamaanka iyo ku xigeenadiisa iyo weliba guddiga doorashada Madaxweynaha Soomaaliya. Warar ku dhowdhow baarlamaanka ayaa ...

Read More »

Xoolaha Soomaaliya oo suuq cusub ka helay dalalka Yemen iyo Cumaan

Ganacsatada Soomaaliyeed ee xoolaha ayaa bilaabay inay suuq cusub u raadiyaan xoolahooda kadib markii ay xirmeen suuqyada xoolaha ee boqortooyada Sacudi Carabiya. Dekedda weyn ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa laga dhoofiyay xoolo gaaraya 2,400 oo neef oo lo’ ah kuwaasoo loo qaaday dalalka Yemen iyo Cumaan iyadoo dalalkaasna ay yihiin wadamo suuq u ah xoolaha Soomaaliya. Labo markab oo ay ...

Read More »

Cumar C/rashiid oo la kulmay Xildhibaanada laga soo doortay Galmudug (Sawirro)

Ra’iisul Wasaare Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke ayaa shalay kulan ah la qaatay Xildhibaanadda labada Aqal ee dhawaan laga soo doortay deegaanadda Galmudug, Kulankan ayaa ka qeyb ka ahaa kulamada Musharaxiinta Madaxweynaha ay la qaadanayaan Xildhibaanada labada Aqal ee laga soo doortay deegaanada maamul goboleedyada. Ra’iisul Wasaare Cumar C/rashiid ayaa ka codsaday Xildhibaanada laga soo doortay Galmudug inay taageeraan barnaamijkiisa Siyaasadeed, maadama ...

Read More »

Maraykanka oo u qabtay 72 saacadood inay ugaga baxaan dalkiisa diblumaasiyiin Ruush ah

Dowlada Maraykanka ayaa ku amartay in ay isaga baxaan dalka Maraykanka 35 diblumaasi iyadoo Maraykanka uu ku tilmaamay diblumaasiyiintaas inay farogelin ku sameeyeen doorashadii Madaxweynaha dalka Maraykanka. Sidoo kale waxaa la amray in albaabada loo laabo labo xarun oo dowlada Ruushka ku lahayd magaalooyinka Maryland iyo New York kuwaasoo la sheegay in loo isticmaalayay soo ururinta xogaha dalka Maraykanka. Madaxweynaha ...

Read More »

DHAGEYSO;-WARKA HABEEN EE RADIO CADAADO 29=12=2016

Dhageystayaasha Radio Cadaado Ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii Caawa ee ka baxay Radio Cadaado. Warka Caawa Waxaa Noosoo Jeedin Wariyaasha Kala Ah Maxamed Cabdi Nuur ( Mo Alfa) Iyo Samsam Maxamed Maxamuud– Farsamadii:-  Cali Najiib Tallman :- Halkaan Ka Dhageyso Warka Radio   

Read More »

Wararkii ugu dambeeyay dagaalkii ka dhacay degmada Afgooye

Faah faahin ayaa ka soo baxaya dagaal culus oo galabta maqribkii ka bilowday degmada Afgooye, kaasoo illaa caawa fiidkii soo gaaray, waxaana la soo sheegayaa inuu ka dhashay dhimasho iyo dhaawac. Dagaalka ayaa ka dmabeeyay markii dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab ay weerareen saldhig ciidamada dowladda ku leeyihiin degmada. Wararka ayaa sheegaya in dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab ay gudaha u soo ...

Read More »

Heshiis xabad joojin ah oo caawa ka dhaqan galaysa dalka Siiriya

Dowlada Siiriya iyo mucaaradka ka soo horjeeda ayaa gaaray heshiis xabad joojin ah oo caawa saqda dhexe bilaabanaysa kadib wadahadalo ay yeesheen labada dhinac. Heshiiskan ayaa waxaa ku dhowaaqay Madaxweynaha dalka Ruushka Vladimir Putin iyadoo uu xaqiijiyay Wasiirka Arrimaha dibada dowlada Turkiga. Wadamada Ruushka iyo Turkiga oo kala  taageeraya dhinacyada iska soo horjeeda ayaa heshiiskan qeyb libaax ka qaadanaya. Qaar ...

Read More »

Alshabaab oo weeraray saldhigyo ay ciidamada dowlada ku leeyihiin degmada Afgooye

Dagaal xoog leh ayaa ka bilowday gelinkii dambe ee maanta degmada Afgooye oo ka tirsan gobolka Sh/hoose, dagaalkan ayaa waxa uu u dhexeeyaa ciidamada dowlada iyo dagaalyahano ka tirsan Alshabaab oo weerar ku soo qaaday fariisimo ay ku lahaayeen ciidamada dowlada degmada Afgooye. Dagaalkan oo hubka noocyadiisa kala duwan la isu adeegsanayo ayaan la ogeyn qasaaraha ka dhashay hase yeeshee ...

Read More »

Madaxweynaha Koofurgalbeed Soomaaliya Shariif Xasan oo markale dib ugu laabtay Itoobiya

Madaxweynaha Maamul goboleedka Koofurgalbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa markale dib ugu laabtay magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya isagoo ka soo laabtay safar uu ku tegey dalka Boqortooyada Sacuudi Carabiya. Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa toddobaadkii hore ugaga qeybgalay Addis Ababa shir ay ka qeybgaleen Madaxweynayaasha maamul goboleedyada Galmudug iyo Hirshabeelle iyo wakiilo ka kala socday dalal ay ...

Read More »