Monthly Archives: December 2016

SAWIRO: Jurgen Klopp Iyo Wiilashiisa Oo Daawanayay Kulankii Ay Barcelona Xasuuqday Gladbach

urgen Klopp iyo Wiilashiisa ayaa ka dagay magaalada Barcelona kadib markii ay guuldaro lama filaan ah ka heleen Bournemouth kulan ka tirsan Premier League-ga oo dhacay Axaddii markaas oo 4-3 lagu suldaaray. Muhiimadda safarkooda wuxuu ahaa iney tababar kusoo qaataan cimilada diiran ee gobolka Catalonia iyagoo ka faa’ideysanaya fasaxooda ah ineysan tartamada yurub ka qeyb galeynin, waxeyna goob joog u ...

Read More »

Barcelona Oo Xalayto Rikoor Cusub U Dhigtay Koobka Champions League.

Barcelona ayaa xalayto rikoor cusub oo u dhigtay tartanka Champions League iyagoo sameeyay baasaskii ugu badnaa abid ee hal kulan oo Champions League ah tan iyo markii ay UEFA bilowday inay diiwaangelison xaqiiqooyinka ciyaaraha xilli ciyaareedkii 2003-04. Barcelona ayaa isku dayday 993 baasas kulankii xalayto ay ka badiyeen kooxda Jarmalka ee Borussia Monchengladbach. Ka dib barbarahooda kulankii Real Madrid ee ...

Read More »

Alexis Sanchez Oo Loo Soo Bandhigay Mushaar Ka Qaalisan Kan Messi Iyo Cristiano Si Uu Kaga Tago Arsenal

Xidiga kooxda Arsenal Alexis Sanchez ayaa la sheegay inuu dalbaday mushaar u dhigma kan Paul Pogba uu ka qaato Man United hadii la doonayo inuu sii joogo kooxdiisa Arsenal laaki xaalada ayaa haatan is badashay iyadoo loo soo bandhigay mid kaba badan kii uu dalbanayay. Laacibka labada jeer ku guuleystay Copa America ayaa helay dalab uu todobaadkii ku qaadanayo lacag ...

Read More »

Shirka Madasha Wada-tashiga Qaran oo ka furmay Madaxtooyada (Sawirro)

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goor dhow si rasmi ah u furay shirka Madasha Wada-tashiga Qaran, kaasoo ay ka qeyb galayaan Madaxda maamul goboleedyada, Wakiilada Beesha Caalamka iyo Guddiga doorashooyinka heer federaal. Shirkan oo maalin ka hor uu iclaamiyay Ergeyga Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya ayaa waxaa looga arrinsanayaa horumaradii laga sameeyay hanaanka doorashooyinka, cabashooyinka laga keenay deegaanada doorashada ...

Read More »

Ciidamada Puntland oo gudaha u galay degmada Qandala

Ciidamada Maamulka Puntland ayaa maanta gudaha u galay degmada Qandala ee Gobolka Bari, halkaasoo muddo bil iyo maalmo ay gacanta ku hayeen dagaalyahano ka tirsan Daacish. Taliyaha Ciidamada difaaca Puntland Jen, Saciid Dheere ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa Facebook ku xaqiijiyay la wareegida Qandala oo ah deegaan istiraatiiji ah oo dhaca Badda Cas. Ciidamada Puntland ayaa maalmihii la soo ...

Read More »

Madaxweynaha oo bogaadiyey doorashooyinka Gobollada Woqooyi ee Muqdisho ka bilowday

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ugu hambalyeeyey Guddiyada Doorashooyinka Dadban, Madaxda Dhaqanka Gobollada Woqooyi , Ergooyinka Gobollada Woqooyi doorashada Golaha Shacabka oo maalintii shalay ka billowday magaalada Muqdisho. “ Doorashooyinka Golaha Shacabka ee ka billowday ee Muqdisho, waxay sii adkeneysaa sida dhammaan ummadda Soomaaliyeed uga go’an tahay inay ka gudbaan marxaladaan Tariikhiga ah ee ay ku dhismeeyso Soomaaliyada cusub, oo ...

Read More »

Akhriso: Magacyada iyo Beelaha ay ka soo jeedaan xildhibaanada Aqalka Hoose ee lagu doortay Jowhar

Magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Sh/dhexe ayaa lagu soo doortay 36 xildhibaan oo 10 kamid ah ay yihiin dumar, hase yeeshee waxaa weli dhiman oo aan lagu guuleysan in la qabto doorashadooda labo kursi. Kuraasta aan weli la qaban doorashadooda ayaa waxaa ka mid ah kursi khilaaf sababay in lagu kala tago kadib markii uu dhamaaday wareegii koowaad, sidoo kale ...

Read More »

Madaxda Madasha Wada-tashiga oo maanta ku kulmaya magaalada Muqdisho

Madaxda Madasha Wada-tashiga Qaran ayaa maanta ku kulmaya magaalada Muqdisho, iyagoo ka wada hadlaya arrimaha doorashooyinka iyo caqabadaha ku hor-gudban. Shirkan ayaa looga hadli doonaa tabashada ay qabto Puntland ee ku aadan doorashada xubnaha Aqalka Sare ee Gobolada Waqooyi, iyadoo dhowaan hakad gelisay doorashooyinkii Aqalka Hoose ee ka socday Garowe. Puntland ayaa dalbaneysa in xubnaha labo ka mid ah xubnaha ka ...

Read More »

Xasan Sheekh “Xildhibaanada Jubbaland laga soo doortay waxaa weydiistay inay Kalsoonidooda i siiyaan…”

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Xildhibaanada labada aqal ee laga soo doortay deegaanada Jubbooyinka weydiistay kalsoonidooda, si mar kale afarta sano ee soo socota uu dalka u hoggaamiyo. Xasan Sheekh oo la hadlayay warbaahinta, kaddib markii uu la kulmay Xildhibaanada labada Aqal ee laga soo doortay Jubbaland ayaa mar kale rajo ka muujiyay inuu xilka sii haayo. “Waxaa ahay Musharax, ...

Read More »