Monthly Archives: December 2016

DHAGEYSO;-B=NAAMIJKA GAARA OO MARTI NOOGU YAHIIN KOOXDA HIDAHA IYO DHAQANKA EE XIDIGAHA CADAADO 31=12=2016

Dhageystayaasha Radio Cadaado Ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijka Oo Aan Kuwaraysanayno Kooxda Hidaha iyo Dhaqanka Ee Xidigaha Cadaado Kuwaas Oo Nagu Soobooqday Xarunta Radio Cadaado Barnaamijka Waxaa Nala Socodsiinaysa Wariye Samsam Maxamed Maxamuud– Farsamadii:-  Nimco Cabdi Faarax ( Nimco Koos):- Halkaan Ka Dhageyso Barnaamijka 

Read More »

DHAGEYSO;-WARKA HABEEN EE RADIO CADAADO 31=12=2016

Dhageystayaasha Radio Cadaado Ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii Caawa ee ka baxay Radio Cadaado. Warka Caawa Waxaa Noosoo Jeedin Wariyaasha Kala Ah Samsam Maxamed Maxamuud Iyo Crisaaq Cabdullaahi Casayr Farsamadii:-  Cali Najiib Tallman :- Halkaan Ka Dhageyso Warka Radio  

Read More »

DHAGEYSO;-B=NAAMIJKA WAX-BARASHADA EE RADIO CADAADO 31=12=2016

Dhageystayaasha Radio Cadaado Ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijka Waxbarashada  Ee Radio Cadaado Oo Ah Barnaamijka Todobaadleh Todobaad Kastana Aad Maalinka Sabtida 2:30 Pm Kadhagaysataan Radio Cadaado Barnaamijka Aalaaba Waxa Inala Socodsiisa Wariye Samsam Maxamed Maxamuud– Farsamadii:-  Sharmaarke Suuley:- Halkaan Ka Dhageyso Barnaamijka   

Read More »

Hay’ada Qaxootiga Adduunka (UNHCR) oo u magacawday Xil Sare Muwaadin Soomaaliyeed

Hay’ada Qaxootiga Adduunka (UNHCR) ayaa u magacawday Axmed Shire Warsame oo ah Soomaali inuu madax ka noqdo xafiiska arrimaha gurmada u qaabilsan hay’ada UNHCR. Axmed Shire ayaa loo magacaabay inuu Agaasime ka noqday xafiiska la tacaalida arrimaha gurmadka deg-dega ah ee UNHCR isagoo fadhigiisu noqon doono magaalada Geneva ee dalka Switzerland. Xafiiska uu madaxda ka noqonayo Axmed Shire Warsame ayaa ...

Read More »

Baarlamaanka oo ansixiyay lacagaha ay bixinayaan musharixiinta guddoonka Baarlamaanka iyo Madaxweynaha

Kulan maanta ay yeesheen xildhibaanada Baarlamaanka cusub ee Federaalka Soomaaliya  ayaa ka dooday arimo badan oo quseeya doorashooyinka gaar ahaan lacagaha laga qaadayo Musharaxiinta xilka Guddoonka Baarlamaanka Soomaaliya iyo tan Madaxweynaha. Baarlamaanka ayaa dood dheer kadib waxa ay ku ansixiyeen in Musharaxiinta u taagan xilka Madaxaweynaha Soomaaliya laga qaado lacag dhan 30 kun oo Dollar halka Musharaxiinta u taagan Guddoomiyaha ...

Read More »

Mareykanka oo sheegay in duqeyn ku dileen sarkaal sare oo ka tirsan Al-shabaab

Dowladda Mareykanka ayaa ka hadashay duqeyn Isniintii lasoo dhaafay ka dhacday gobolka Jubbada Dhexe, waxaana duqeyntaasi Mareykanka uu sheegay in sarkaal sare lagu dilay. Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay in duqeynta ka dhacday meel ku dhow degmada Saakow ee gobolka Jubbada Dhexe. John Kirby, xoghayaha difaaca Mareykanka ayaa sheegay in ciidamadooda ay beegsadeen saraakiil ka tirsan Al-shabaab kuwaasi oo ku sugnaa ...

Read More »

Taliye ku xigeenkii ciidamada VILLA Soomaaliya oo madaxtooyada lagu dhex dilay

Wararka naga soo gaaraya madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegaya in madaxtooyada dhexdeeda lagu dilay taliye ku xigeenkii ciidamada ilaalada madaxtooyada Soomaaliya. Taliye ku xigeenka la dilay ayaa magaciisa lagu sheegay Cabdi Cabdulle  Qoorgaab, waxaana la ogeyn ujeedada dilkiisa ka dambeysay. Saraakiisha madaxtooyada qaar ayaa xaqiijiyay in dilka Taliyaha uu ka dambeeyay mid kamid ah ilaalada madaxtooyada Soomaaliya oo dilka kadibna baxsaday. ...

Read More »

Puntland oo sheegtay inay qabteen labo ruux oo xanuunka Aids-ka ku faafinayay Garowe

Maamulka Puntland ayaa sheegay inay qabteen  labo ruux oo xanuunka HIV Aids ku faafinayay deegaanada Puntland gaar ahaan magaalada Garowe ee xarunta Puntland. Agaasimaha la dagaalanka xanuunka Aids-ka Dr C/raxmaan Saciid Dhagaweyne, ayaa warbaahinta u sheegay inay qabteen labo ruux oo kala ahaa haweeney iyo ruux rag ah oo xanuunka faafinayay, si ku talo gal ah. Hay’adaha amaanka ayuu sheegay ...

Read More »

Dagaalkii ciidamada Puntland iyo Liyuu boolis ku dhex maray gobolka Mudug oo laga heshiiyay

Maamulka Puntland ayaa sheegay in xal laga gaaray dagaal maalmo ka hor deegaanada gobolka Mudug ku dhexmaray ciidamada Puntland iyo ciidamada Liyuu boolis. Xasan Maxamed Khaliif, gudoomiyaha gobolka Mudug ee Puntland, ayaa sheegay in ciidamada Liyuu boolis weerar ay ku soo qaadeen deegaan ka tirsan dhulka Soomaalida oo Ethiopia aan ka mid aheyn. Gudoomiyaha wuxuu sheegay in hadda xal buuxa ...

Read More »