Monthly Archives: November 2016

Dhageyso:-Amar Culus Oo Ka Soo Baxay Maamulka Gobalka…

Taliyaha qaybta Boliiska Gobolka Banaadir Col. Bishaar Abshir Geeddi ayaa ugu digay Ciidamada aan qaybta ka ahayn howlgalka billowday in ay gudaha Magaalada Hub iyo Direysba ku qaataan, isagoo ku cel celiyay in Agab Milliteri loo oggol yahay oo qura Ciidamada markaas shaqaynaya. Col. Geedi ayaa ugu danbayntii shacabka ku dhaqan Gobolka Banaadir ka codsaday in ay la shaqeeyaan Ciidamada Amniga, ...

Read More »

Akhriso:-Qaramada Midoobay Oo Ka Soo Baxday Fariin Ku Aadan…

Wakiilka gaarka ah ee xoghayaha Qaramada Midoobeey u qaabilsan Soomaaliya Michael Keating ayaa soo dhoweeyay heshiiska lagu deminayo dagaalkii Gaalkacyo ee lagu gaaray Abu Dhabi. Madaxweynaha Puntland, Abdiweli Moxamed cali “Gaas” iyo madaxweynaha Galmudug, Cabdikarim Xuseen Guleed ayaa ka heshiiyay in dhibaatada Gaalkacyo la xalliyo. War saxaafadeed ka soo baxay xafiiska SRSG ayaa lagu xusay in labada madaxweyne ay ku ...

Read More »

Faah Faahino:- Ka Soo Baxaya Tirada Geeri Ee Tahriibayaashii…

Inta la xaqiijiyay 239-qof  muhaajiriin ah ayaa ku dhimatay Badda Mediterraneanta ee xeebaha dalka Libya kadib markii doonidii ay la socdeen ay dagatay. Hay’adda muhaajiriinta Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in koox muhaajiriin ah oo ay ku jiraan 20 duymar ah iyo 6 caruur ah ay dooni yar ka raaceen xeebaha Libya Arbacadii, balse ay doonidaasi saacaddo kadib badda kula dagtay. ...

Read More »

Akhriso”Xasan Shekh Maxamuud Muxuu Soo Dhaweeyay Maalin Ka Dib…

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo dhoweeyey heshiiskii dhawaan magaalada Abu Dhabi ay ku kala saxiixdeen Madaxweynaha Dowlad Gobolleedka Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas iyo Madaxweynaha Galmudug Cabdikariim Xuseen Guuleed. Madaxweynaha ayaa ugu baaqay Labada Madaxweyne ee Galmudug iyo Puntland inay sida uu yahay u fuliyaan heshiiskaaas ku saabsan nabad waarta oo laga gaaro dagaallada dhaxmaray ...

Read More »

Madaxweynaha”Maamulka Hir-Shabeelle, Oo Beeniyay War Lagu Xantay…

Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle cali cabdulaahi cosoble ayaa beeniyay in wadanka isutaga imaaraadka carabta u u tagey in musharax gaar ah uu taageero arintaana isaga iyo madaxda kale ee maamul goboleedyada  ay dowlada imaaraadka cadaadis ku saartay sida ay musharax gaar ah u taageeri lahaayeen. Cali Cabdulaahi Cosoble ayaa sheegay in siyaasad la xariirta arimaha doorashooyinka ay u tageen imaaraadka isagoona ...

Read More »

Walaac Laga Muujiyay Dib U`Dhaca Doorashada Xiligii Loo Asteeyay…

Weli waxaa isasoo taraya walaaca laga muujinayo in mar kale ay dib u dhacdo doorashada la filayo in Sanadkaan gudihiisa ka dhacdo Gudaha Somaaliya. Qaar kamid ah bulshada qeybaheeda kala duwan iyo waliba Siyaasiinta qarkood ayaa arintaasi digniin horay uga soo saaray sid oorashada ay waqtigeeda ku dhacdo. Hadaba qar kamid ah Dhalinyarda degmada Khardho ayaa waxay sheegen in ay ...

Read More »

Dhageyso:-Deegaano Laga Sheegayo Abaaro Dad-ka, Iyo Duun-yadaba …

Maamulka magalada Khardho ee gobolka Karkaar Puntland ayaa faah faahin ka bixyay abaaro sameeyay dadka iyo Duunyada ku nool Tuulooyin hoostaga degmadaas. Cabdulqaadir Siciid Carshe Dhaqaaje,oo Warbaahinta kula hadlay magalada Khardho,ayaa sheegay in Abaartu ay tahay mid dhibaato ku noqotay shacabka gobolka Karkaar. Sidoo kale wuxu ugu baaqay madaxda ugu sareysa Maamulka Puntland in dadka ay abaartu saameysay ay u ...

Read More »

Faah Faahin Kooban :-Dagaalkii Maanta Ka Dhacay Dagmada…

Waxaa goordhow si iskiis ah u istaagay dagaal qaaday saacado abdan oo labo maleeshiyo beedleed ku dhex maray degmada Cabudwaaq ee gobolka Galgaduud. Dagaalka ayaa waxaa la sheegay in uu gestay khasaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac inta la xaqiijiyay 5 Ruux oo shacab ah ayaa ku geeriyooday halka dad kale ay ku dhaawacmeen dagaalkaas. Xaalada ayaa iminka ah mid ...

Read More »

Dhageyso:-Shacabka Oo Aragti Ka Dhiibtay Hishiis-kii Lagu Gaaray Dalka Imaaraad-ka Carabta…

yadoo dhawaan dalka Isutaga Imaraadka Carabta ay heshiis ku gaareen madaxda Mamulada Puntland iyo Galmudug kaas oo ku saabsanaa sidii loo xalin lahaa dagaalka Gaalakacyo ayaa waxaa siyaabo kala duwan uga hadlay shacabka gobolka Muudg. Qaar kamid ah Shacabkaas oo Warbaahinta la hadlay ayaa waxay sheegeen in ay aad usoo dhaweynayaan heshiiskaas islamarkaana ay ku rajo weyn yihiin in uu ...

Read More »

Madaxweynaha Soomaaliya Oo Qaabilay Masuul Ka Socda…

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta xafiiskiisa warqadaha aqoonsiga uga guddoomay  Verinoque Lorenzo oo uu Midowga Yurub u soo magcaabay safiirkooda Soomaaliya fadhin doonta. Madaxweynaha oo uu wehliyo, wasiir ku xigeenka Arrimaha Dibedda Soomaaliya, Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada iyo saraakiil kale, waxa uu war-bixin ku saabsan shaqadeeda Cusub ka dhageystay Mss Lorenza. Madaxweyne Xasan Sheekh, waxa uu ...

Read More »