Monthly Archives: November 2016

Turkiga oo xiray weriyeyaal ka tirsan wargeyska Cumhuriyet

Sagaal weriye oo ka tirsan wargeyska xaga mucaaradka u jandheedha ee Cumhuriyet ayaa maxkamad ku taal magaalada Istanbul ee Turkigu u dirtay rumaan oo xabsiga la dhigay. Tifaftirahii wargeyska, farshaxan caan ah iyo qoraa dowladda dhaliila ayaa ka mid ah weriyeyaasha la xidhay. Tallaabadani waa tii ugu dambeysay kuwo xidhiidh ah oo laga qaadayo dadka dhaliila madaxweyne Racep Tayyip Erdogan. ...

Read More »

Madaxweynaha Hirshabelle oo isbadal ku sameeyay Aqalka Sare

Madaxweynaha Maamulka Hirasheelle Cali C/llaahi Cosoble ayaa Maanta isbadal ku sameeyay Liiska Xubnaha Aqalka Ee Maamulka Hirashebeelle. Madaxweynaha ayaa sheegay in Kuraasta ay haweenku ku leeyihiin Dumarka aysan Ragu ku Tartami doonin islamarkaana ay Dumarka kaligood ay ku tartamayaan. Xalay ayaa Madaxweynaha Hirshebeelle waxaa uu ku dhawaaqay Liiska Xubnaha Aqalka Sare ee Maamul Goboleedka Hirshabelle.

Read More »

Dhageyso:-$1,500,000.Dolar Oo Lagu Qabtay Garoon-ka Diyaaradaha Ee Muqdisho…

Ciidamada Ammaanka Soomaaliya ayaa Magaalada Muqdisho gaar ahaan Xarun Cusub lagu baaro Dadweynaha Garoonka Aadan Cadde ka dhoofaya oo ku taala inta u dhaxeysa KM-4 iyo Garoonka Diyaaradaha ku qabtay Lacag ay leedahay Xawaalada Amal islamarkaana lagu waday Boorso ka dib markii ay ka shakiyeen ciidamada. Maamulaha Guud ee Xawaalada Amal C/wali Muuse Lugeey oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in ...

Read More »

Dhageyso:-Wakiilka Qaramada Midoobay Ee Soomaaliya Oo Sheegay Doorashada In Waqtigeeda La Hareer Mariyay…

Danjiraha Q.M. ee Soomaaliya Michael Keating, ayaa ka hadlay doorashada lafilayo inay dhawaan ka dhacdo Soomaaliya. Waxa uu tilmaamay inay jiraan walaac ku xeeran doorashadaasi oo ay ka mid yihiin ammaanka iyo musuq maasuq. ugu Horeyn hanaanka doorashada waxa uu ku dhacaa xiligeeda balse waxa ay noqotay mid la hareer maray ayuu yiri sidoo kale waxa uu soo hadal qaaday ...

Read More »

Dowladda Burundi, Oo Ay Soomaaliya Ciidamo Ka Joogaan Oo Ku Goodisay In Ay Ciidamadeeda…

Dowladda Burundi, ayaa ku hajnabtay in ciidamadeeda qeybta ka ah howlgalka AMISOM ee Soomaaliya ay kala soo bixi doonto Soomaaliya. Wasiirka gaashaandhigga dalkaasi Emmanuel Ntahomvukiye oo su’aalo ku saabsan ciidamada nabad ilaalinta Burundi uga jawaabayay xubnaha baarlamaanaka dalkiisa, ayaa sheegay inaysan meesha ka saari karin in ay ciidamadooda la soo baxaan, haddii Midowga Afrika uu ku sii adkeysto in ay ...

Read More »

Caasimadda Dalka Turkiga Oo ku Soo Gaba-Gaboobay Shirka Ganacsiga Ee Wadamada…

Waxaa ka Furmay dalka Turkiga shirka Ganacsiga ee wadamada Qaarada Africa iyo Turkiga, shirka oo ay ka soo qayb galeen 48 dal oo ka kala socday dhamaan Qaarada Africa, iyo African Union, Waxaa dowlada Soomaliya uga qayb galay shirka Wafdi uu hogaaminaayo Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha ee DFS Eng, Cabdi rashiid Maxamed Axmed, iyo Madaxa Xafiiska Ganacsiga Safarada Soomaliya ee ...

Read More »

Madaxweynaha”Maamulka Somaliland Yuu Kula Kulmay Dalka Itoobiya…

Madaxweynaha Somaliland, Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo, ayaa sheegay in magaalada Addis ababa ee dalka Itoobiya uu kula kulmay Madaxweynaha Khaatumo, Cali Khaliif Galaydh. Madaxweyne Siilaanyo wuxuu sidaas ka sheegay mar uu galabta kasoo laabtay safar shaqo uu ku maqnaa dalka Itoobiya oo uu kula kulmay Ra’isal Wasaaraha dalka Itoobiya, kaasoo uu sheegay inay wax badan oo labadda dhinac khusaynaya ka ...

Read More »

Waa Sidee Xaalka Dagmadii Maalin-tii Shalay Lagu Wada Dagaalamay…

Dagaal u dhaxeeya lama malleshiyo beeleed ayaa  ka dhacay Shalay degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud, kaasi oo sababay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Dagaalkan ayaa socday ku dhowaad 3 saac, waxaana halkaasi ku dhintay 6 qof oo dhinacyadii dagaallamayey u badan, iyadoo 15 kalena ay halkaasi ku dhaawacmeen sida ay inoo sheegeen qaar kamid ah dadka ku dhaqan degmadaasi. ...

Read More »

Doorashada Oo La Sheegay In Musuq-Maasuq Baah-san Uu Ka Jiro…

Xildhibaan Cabdi Barre Yusuf Jibriil oo ka tirsan baarlamaanka 9aad ee hadda wakhtigiisii sii dhamaanayo ayaa sheegay in doorashada uu ka jiro musuqmaasuq baahsan. Xildhibaanka waxa uu xusay inuu ka cabsi qabo in dowladnimadii Soomaaliya ay mugdi galsho, maadama qolo kastaa ay leedahay annagaa maanta xaq u leh kursiga, iyadoo aan la eegayn yaa u qalma oo dowladnimada Soomaaliya waxqabad ...

Read More »

Ogow:-Xiliga Ay La Bilaabi Doono Dooeashada “Aqalka-Sare” Ee Maamulka Hir-Shabeelle…

Maamulka ugu da’da yar maamul goboleedyada dalka ka jira ee Hirshabelle ayaa shaaciyey xiliga la qabanayo doorashada xubnaha aqalka sare ku meteli doona maamulkaas. Madaxweynaha maamul Goboleedka Hirshabelle Cali C/llaahi Cosoble ayaa sheegay in doorashada xubnaha aqalka sare u matalaya maamulkaasi la qaban doono Maalinta Axadda ah oo taariikhdu ku beegan tahay 6-da Oktoobar. Cali C/llaahi Cosoble ayaa intaa ku ...

Read More »