DAAWO:- Odoyaasha iyo Waxgaradka Cabudwaaq Oo Sheegay Inay Kalsoonidii Kala Noqdeen Maamulka Galmudug

Kulan Ay Isugu Imaadeen Odoyaal Iyo Waxgarad Kasoo Jeeda Dagmada Cabudwaaq Ayaa Waxay Cabasho Kamuujiyeen Faragalin Ay Sheegeen In Lagu Hayo Ergada Ay Kaheleen Aqalka Hoose, Waxgaradka Ayaa goobta kahadlay ayaa sheegay in faragalintu uga imaanayso dhanka  Maamulka Gal,mudug Gaar Ahaan Madaxweyne Kuxigeen Galmudug Maxamed Xaashi Carabey

Hoos Kadaawo Muuqaalka

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*