Daawo;-Sawirada;-Ardada dugsiyada sare ee dalka kenya oo maanta ufadhiisatay imtixaanka qan

0
5
Imtixaanka Qaran ee loo yaqaana KCSE ee ay sameynayaan  ardayda kabaxeysa dugsiyada sare e Dalka keyna ayaa maanta sirasmi ah uga bilaawdaydalka keyn guud ahaan .Meelaha uu sida hab samida leh ugabilaawday imtixaanka maanta ayaa waxaa kamid ah
ismaamulka Garissa oo dhamaan xarumihii loogu tala galayuu ka socdo.waxaana countiga Garissa imtixaanka
KCSE maanta ufariisatay arday kabadan 5kun oo wax ka baranaayay 29
dugsi sare  oo  ku yaala countigaGarissa……

SAWIR QAADE WARIYE MOHAMED ABDINOOR ABDULLAHI
images_6images_3-1images_3

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here