DAWO;-SAWIRADA;-Madaxa UNHCR uqaabilsan qaxootiga oo gaaray dhadhaab

Waxa manta xeryaha Qaxotiga dhadhaab  soo Garay  Wafdi oo Hogaminaayo U qaabil Sanaha Qaramada Midoobay ee Arimaha Qaxotiga Ee Dalka Kenya UNHCR

Abasaasador Mohamed Cali Afey aya marki ugu horeysay Tan iyo Marki loo magacay xilka Iyaado  Dadka ku Nool Xeryaha Qaxotiga dhadhaab aay Cabsi Ka qawaan In laa xiro Xeryaha Qaxotiga mada Dowlada kenya Muda aay Hore u shacisay La joogo Bisha Kow iyo Tobanad ee 2016ka
Abaasador MOHAMED CALI AFEY aya lagu wada in oo Kulamo La qaato Hogaamiyasha xeryaha qaxotiga Dhadhaab iyo Madaxda Hay’aadaha ka Howlgalo Xeryaha iyo Waliba Madaxda Dowlada kenya u qabilsan Arimaha Qaxotiga
Ambaasador aya Boqoni doono Xerada qaxotiga IFO 2 sii oo Xalada qaxotiga wax badan ugu ogaado
Sikasto ha ahate Ambaasador Maohamed Afey  ka aya kuso beegmayo Xili Qaxotiga ugu Badna ee Dalkoda Hooyo Dib ugu laabteen
fb_img_1478588316866 fb_img_1478588373933

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*