Monthly Archives: November 2016

Mahad Cabdalla Cawad oo ka hadlay Guushiisa Xildhibaanimo

Mahad Cabdalla Cawad, ayaa ku guuleystay Kursiga Aqalka hoose Doorasho hada ka socota Xarunta Gaadiidka Booliska, kadib markii uu la tartamay labo musharax. Mahad Cabdalla Cawad ayaa la tartamaayay labo Musharax mid ka mid ah waa uu tanaasulay, halka midkii kalena uu kaga badiyay cod badni. Ruuxa la tartamaayay Mahad Cabdalla Cawad ayaa waxaa lagu magacaabaa Xasan Maxamed Nuur, waxaana uu ...

Read More »

DAAWO:- Odoyaasha iyo Waxgaradka Cabudwaaq Oo Sheegay Inay Kalsoonidii Kala Noqdeen Maamulka Galmudug

Kulan Ay Isugu Imaadeen Odoyaal Iyo Waxgarad Kasoo Jeeda Dagmada Cabudwaaq Ayaa Waxay Cabasho Kamuujiyeen Faragalin Ay Sheegeen In Lagu Hayo Ergada Ay Kaheleen Aqalka Hoose, Waxgaradka Ayaa goobta kahadlay ayaa sheegay in faragalintu uga imaanayso dhanka  Maamulka Gal,mudug Gaar Ahaan Madaxweyne Kuxigeen Galmudug Maxamed Xaashi Carabey Hoos Kadaawo Muuqaalka

Read More »

DAAWO SAWIRADA:- Qaraxii ka dhacay Muqdisho iyo Khasaarihii ka dhashay oo sii kordhaya

9 qof ayaa ku dhintay inta la xaqiijiyay 15 kalena waa ay ku dhaawacmeen ka dib Qarax maanta ka dhacay halka loo yaqaan Suuqa Beerta Degmada Waaberi ee Magaalada Muqdisho. Qaraxa ayaa loo adeegsaday gaari walxaha Qarxa laga soo buuxiyay oo la dhigay wadada. Warar ayaa sheegaya in inta uusan Qaraxa dhicin wadada ay u xirneed Ciidamada Ammaanka dowladda Federaalka ...

Read More »

Daawo:-Sawirada”Guddiga Amniga Doorashooyin-ka Dalka Oo Shir-gaar Ah Wada Yeeshay Madaxweynaha Jubland…

Guddiga Amniga doorashooyinka Qaran ee Soomaaliya, oo gaaray Magaalada Kismaayo ee caasimada KMG ee Maamulka Jubba-land ayaa la kulmay Madaxweynaha Maamulkaas Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) iyagoo kala hadlay xaaladaha amni ee goobaha doorashooyinka Magaalada Kismaayo, waxayna war-bixin ka dhageysteen  xubno ka tirsan Guddiga doorashooyinka heer dowlad gobolleed ee Maamulka Jubbaland iyo Saraakiisha amniga Guddiga amniga doorashooyinka Qaran waxaa  hoggaaminayey ...

Read More »

Prof. Cusmaan Maxamuud Dufle oo loo dortay Xildhibaan Aqalka sare ee Hirshabeelle

Prof. Cusmaan Maxamuud Dufle oo ah siyaasi iyo Aqoonyahan ayaa goor dhow ku guuleystay kursiga labaad ee  Aqalka sare Maamul goboleedka Hirshabeelle, kaddib doorasho goor dhow ka dhacday magaalada Jowhar. Prof. Dufle ayaa helay 85 cod, halka Musharaxa kale ee la tartamayay oo lagu magacaabo Jaamac Xuseen Xaashi uu helay 12 cod, iyadoo hal cod uu xumaaday. Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle ayaa ...

Read More »

Daawo;-Sawirada;-Ardada dugsiyada sare ee dalka kenya oo maanta ufadhiisatay imtixaanka qan

Imtixaanka Qaran ee loo yaqaana KCSE ee ay sameynayaan  ardayda kabaxeysa dugsiyada sare e Dalka keyna ayaa maanta sirasmi ah uga bilaawdaydalka keyn guud ahaan .Meelaha uu sida hab samida leh ugabilaawday imtixaanka maanta ayaa waxaa kamid ah ismaamulka Garissa oo dhamaan xarumihii loogu tala galayuu ka socdo.waxaana countiga Garissa imtixaanka KCSE maanta ufariisatay arday kabadan 5kun oo wax ka ...

Read More »

Xildhibaankii u horeeyay ee Aqalka Sare u matalaya Hirshabeelle oo la doortay

Waxaa goor dhow soo dhamaatay tirinta cododka kursiga koowaad ee Xildhibaanka Aqalka sare u matalaya maamulka Hirshabeelle. Cusmaan Axmed Macow ayaa noqday Xildhibaankii u horeeyay ee Aqalka sare u matalaya Maamulka Hirshabeelle, isagoo helay 73 cod, halka Musharaxa kale ee la tartamayay oo lagu magacaabo Cabdinuur Ibraahim Farey uu helay 24 cod, halka hal cod uu xumaaday. Guddoomiyaha Maamulka Hirshabeelle ...

Read More »

DAWO;-SAWIRADA;-Madaxa UNHCR uqaabilsan qaxootiga oo gaaray dhadhaab

Waxa manta xeryaha Qaxotiga dhadhaab  soo Garay  Wafdi oo Hogaminaayo U qaabil Sanaha Qaramada Midoobay ee Arimaha Qaxotiga Ee Dalka Kenya UNHCR Abasaasador Mohamed Cali Afey aya marki ugu horeysay Tan iyo Marki loo magacay xilka Iyaado  Dadka ku Nool Xeryaha Qaxotiga dhadhaab aay Cabsi Ka qawaan In laa xiro Xeryaha Qaxotiga mada Dowlada kenya Muda aay Hore u shacisay ...

Read More »