Monthly Archives: October 2016

Doorashada Aqalka Sare Ee Maamulka Jubaland Halkee Ayee Mareysaa…

Baarlamaanka Maamul Goboleedka Jubbaland ayaa Maanta u Codeeyay Xubnihii Aqalka Sare ee Degaanada Jubbaland ka soo galaya Dowladda Federaalka Soomaaliya,waxaana Munaasabadda ka soo qeyb galay Madax ka tirsan Jubbaland,Guddiga Doorashooyinka Heer Maamul Goboleed ee Jubbaland iyo Marti kale. Baarlamaanka ayaa Codka siiyay Siddeedii Xubnood ee Jubbaland uga mid noqonayay Xubnaha Aqalka Sare ee Dowladda Soomaaliya. Saddeeda Xubnood ayaa waxaa mid ...

Read More »

DHAGEYSO;-Gudoomiyaha baarlamaanka galmudug oo beeniyay hadalo xana oo warbaahinta qaar ay qortay

Gudoomiya baarlamaanka glamudug mudane cali gacal casir oo warbaaninta kula hadlay xaruunta madaxtooyada galmudug ee magaalada cadaad0ayaa waxaa uu beeniya hadalo warbaahinta qaar ay qortay oo uu sheegay in ay yihiin been abuur sida uu sheegay madane cali gacal casi   dhinaca kale cali gacal casir gudoomiyaha baarlamaanka galmudug ayaa waxaa uu kahadlay colaadaha kataagan gobolka mudug asagoona sheegay in ...

Read More »

Al-shabaab oo Dagaal kula wareegay Madaxtooyada Koofur Galbeed

Weerar ku Bilowday Qarax ayaa Goor dhaw lagu qaaday Xarun Ciidamada AMISOM Faraca Burundi ay ku leeyihiin Degmada Afgooye ee Gobolka Shabellaha . Weerarka oo ahaa Isqarxin ayaa la sheegay in lagu dhuftay Iridka Xarunta Ciidanka Burundi ay ku leeyihiin Degmada Afgooye gaar  ahaan meel u dhaw Buundada Degmada Afgooye. Sidoo kale Al-shabaab ayaa Dagaal kula wareegay Saldhiga Degmada Afgooye ...

Read More »

Madaxweynaha Galmudug oo Baaq u diray Ugaas Xasan Ugaas Khaliif”Sawiro”

Madaxweynaha Galmudug ayaa maanta dib ugu laabatay Magaalada Cadaado, Madaxweynaha ayaa waxaa safarkiisa ku weheliyay xumnaha Aqalka sare Ee Dalka, waxa ayana ka qeybgaleen doorashadii Madaxweynaha Hirshabeelle  oo shalay ka dhacday Jowjar. Madaxweynaha Galmuudg ayaa  dhanka kale ugu  baaqay Ugaas Xasan Ugaas  Khaliif in uu taageero Maamulka Hirshabeelle uuna garab istaago. “waxaan ogahay Ugaaska inuu yahay Ugaaska ugu facaweyna Ugaasyada ...

Read More »

Madaxweynaha Somaliland Oo Si Balaaran Loogu Soo Dhaweeyay Garoon-ka Hargeysa+Sawiro…

  Soo Dhaweyantii Madaxweyanaha Qaranka Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo Iyo Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Ee Maanta. Madaxweyne Siilaanyo iyo weftigii uu  hoggaaminayey oo mudooyinkii ugu dambeeyey safaro ay ugu maqnaayeen dalalka imaaraadka iyo UK, Hargeisa 17-10-2016 “Xafiiska Afhayeenka Wasaaradda Hawlaha Guud” Soo Dhaweyantii Madaxweyanaha Qaranka Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo Iyo Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Ee Maanta. Waxaa Si ...

Read More »

Taliyaha Nabad Sugidda Gobolka Banaadir oo sheegay in 14 Shabaab ah ay Maxkamad u gudbiyeen

Taliyaha Hay’adda Nabad Sugidda Gobolka Banaadir  Maxamed Xasan Faarax”Faranfar” oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ay u gudbiyeen 14 Shabaab ah oo uu sheegay in ay Qirteen Dambiyadii lagu soo qabtay. Taliyaha Hay’adda Nabad Sugidda Gobolka Banaadir  Maxamed Xasan Faarax”Faranfar” ayaa intaa ku daray in 14-ka Shabaabka ah ay ku jirto Haweeney lagu soo qabtay iyadoo ...

Read More »

Xubnaha Aqalka Sare Ee Galmudug Oo dorashadoodii soogaban gabooday

Waxaa maanta la soo gabagabeeyay doorashada aqalka sare qaybta Galmudug oo ay ka harsaneeyd sadex xubnoo Kulankan oo ahaa midkii ugu danbeeyay ee lagu soo xulayay qaybtii ugu danbaysay ee aqalka sre qaybta Galmudug ayaa bilaabatay sideedii subaxnimo ee manta waxaana lasoo gabagabeeyay 12ka duhurnimo Musharixiinta oo uu dhexmaray loolan xoogan ayaa waxaa ugu danbayn ku guulaysat sadexda xubin ee ...

Read More »