Monthly Archives: October 2016

DHAGEYSO;-Wasiir kuxigeenka dhirta iyo daaqa galmudug oo iscasilay

Wasiir kuxigeenka dhirta iyo daaq maamulka galmudug cabdifitaax maxamuud axmed ayaa shaaciyay in uu iscasilay cabdifitaax maxamuud axmed wasiir kuxigeenka wasaarada dhirta iyo daaq galmudug ayaa sheegay in xilkaas uu ugatay arimo asaga quseeya wasiirkaan ayaa noqonaya wasiirkii labaad oo iscasilaadiis shaaciya maanta ayadoona maanta sidookale uu sheegay in uu iscasilay wasiiru dowlaha qorsheenta galmudug iyo xiriirka caalamigaa ee galmudug Halkaan Kadhageyso ...

Read More »

Deg Deg:- Dagaal Culus oo Goor dhaw ka Qarxay Magaalada Gaalkacyo

Dagaal u dhexeeya Ciidamada Maamulada Puntland iyo Galmudug ayaa hadda ka Bilowday Galbeedka Magaalada Gaalkacyo oo ay isku hor fadhiyaan Ciidamada Labada Maamul. Dagaalka ayaa la isku Adeegsanayaa Hubka Nuucyadiisa kala duwan,waxaana laga Maqlayaa dhamaan Xaafadaha ay ka Kooban  tahay Magaalada Gaalkacyo. Dagaalka ayaa sidoo kale waxaa la isku Adeegsanayaa Hubka Culculus,kaas oo ku dhacaya Goobo ka baxsan Aagga lagu ...

Read More »

DHAGEYSO;-Maamulka dagmada cadaado oo kahadlay wadooyin cusub oo magaalada laga hirgaliyay

Magaalada cadaado oo ah xaruunta kumeel gaarka ah ee galmudug ayaa waxaa dhawaan madaxweynaha galmudug uu kadhagax dhigay Afar wado kuwaas oo laga hirgalinayo xaafadaha magaalada cadaado horay madaxweyne guuleed 2015 waxaa  uu dhagaxdhigay afar wadao oo kale oo hada bulshadu isticmaasho maamulka dagmada cadaado ayaa waxaa ay kawar bixiyeen dhismaha wadooyinkaan cusub gudoomiye kuxigeenka dagmada cadaado nuur yarow xayle ...

Read More »

DHAGEYSO;-Maamulka Dagmada Afgooye oo sheegay in Aybilaabeen Howgal kadhan ah alshabaab

18= bishaan Ayay Aheed Markii Alshabaab Ay Weerar KUlawareegeen Magaalada Afgooye Ee Gobolka Shabeelaha Hoose Balse Saacado Kadib Ayay iskaga bexeen Alshaab Halkaasi Intaa Waxii kadanbeeyay ciidamada dowlada iyo kuwa amisoon waxaa ay wadeen howgalo Aykasameenayeen Dagmadaasi gudoomiyaha dagmada Afgooye C.naasir maclin Ibaraahim oo Lahadlay Radio Cadaado Ayaa Waxaa uu sheegay IN aydagan tahay Xaalada Magaalada Afgooye Waxaan Uu intaa ...

Read More »

DHAGEYSO;-Maamulka Dagmada jowhar oo kahadlaaya xaalada magaaladaasi

Maamulka Dagmada Jowhar Ee Gobolka Sheelaha dhexe Ayaa Waxaa Ay kawarbixiyeen magaalada Jowhar iyo sida ay umartigalisay shirka maamulka loogu sameyay hiiraan iyo shabeelaha dhexe Gudoomiye Kuxigeenka Maamulka Dagmada Jowhar Abshir cadow waraabe oo lahadlay Radio Cadaado Ayaa Sheegay In Jowhar Aytahay xaruunta Rasmigaa Ee maamulka Hirshabeele dhinaca Kale Gudoomiye Kuxigeenka Maamulka Dagmada Jowhar Abshir cadow waraabe Ayaa sheegay in Wada ...

Read More »

Guddiga Doorashooyinka oo Baaq u diray Maamulka Hirshabeelle

Guddiga Federaalka Hirgelinta Doorashada Dadban (GFHDD) waxaa uu soo dhaweynayaa dowlad gobaleedyada Puntland iyo Koofur Galbeed oo ku guulestay in ay soo doortaan Xubnihii u matalayey aqalka sare wuxuuna guddigu ugu hambalyeynayaa sida ay ugu dadaleen in ay qondada haweenkana soo buxiyaan. Guddigu sidaas oo kale wuxuu soo dhaweynayaa dowlad gobaleedka Jubbaland oo ku gulaysatay in ay doorato xubnihii u ...

Read More »

Ra`iisul Wasaaraha Soomaaliya Oo Ka Mid Noqday….

Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke ayaa ku guuleystay kamid noqoashada xubanaha aqalka sare ee dalka kadib marki uu tartan kaga guuleystay Aamina Aadan. Xili weli ay xilibaanada puntland ay dooranayaan xubnaha aqalka sare ee dalka ayaa waxaa kursigi ugu horeeyay  ee kuraasta aqalka sare ee puntland  helay uu ku guuleystay Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke. Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke ayaa kuguulaystay 47 ...

Read More »

Galmudug, Oo Sheegatay In Ay La Wareegtay Fariisimo Ay Lahaayeen Ciidamada Puntland…

Waxaa maanta dagaal  xoogan uu ka dhacay gudaha  magaalada gaalkacyo  dagaal xoogan oo u dhaxeeyay ciidamada maamulada galmudug iyo puntladn.  Dagaal oo aan la xaqiijin ciidanka bilaabatay labada dhinac balse dadka kooban eek u harsan magaalada ayaa mar qurasaakay ka war helay dhawaqa risaas xoogan iyo sidoo kale madaafiic dhinacyada ay isku dhaafsanayeen magaalada. Wasiir ku xigeenka  Wasaaradda Cadaalada Maamulka ...

Read More »