Monthly Archives: October 2016

DHAGEYSO;-Yuusuf Dabageed”M/weyne Cosoble ma gaarin Xilli uu Xilka iga qaado

Guddoomiyihii hore ee Gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar Yuusuf Dabageed oo la hadlay Warbaahinta ayaa ka hadlay Xilka qaadista uu ku sameeyay Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Cali C/llaahi Cosoble. Yuusuf Dabageed ayaa sheegay in uusan waxba ka ogeyn Xilka laga qaaday,balse uu la shaqeyn doono Guddoomiyaha Cusub ee Gobolka Hiiraan loo soo Magacaabay. “Aniga Cid igu soo wargalisay ma leh in ...

Read More »

Dhageyso”Hogaamiyaha Maamulka Hirshabeelle Oo Guddi U`Magacaabay…

Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Cabdulaahi Cosoble oo shir jaraaid goor dhow ku qabtay magaalada Jowhar ayaa xilkii ka qaaday guddoomiyihii gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar Dabageed, waxana uu u magacaabay  si kumeel gaar ah guddoomiyaha gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan oo ah siyaasi aad u taageersan Ugaas Xasan Ugaas Khaliif oo diiday in uu aqoonsado maamulka Hirshabeelle. Shir jaraa’id oo uu ...

Read More »

DEG DEG;-Xil Ka Qaadis Iyo Magacaabis Dhacday…

Wararka aynu ka heleyno madaxtooyada kumeel gaarka u ah maamulka Hirshabeeelle ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi ay ka soo baxday Warqad wali aysan saxaafadda si toos ah u helin balse nuqul kamid ah aynu helnay ayaa sheegaya in afhayeenka maamulka Hirshabeelle Loo magacaabay Cabdi shakuur cabdilaahi Axmed oo ay dadku u yaqaanaan *Shaashaa-isla markaana waxa dhanka kale xilkii laga ...

Read More »

Safiirka Mareykanka Ee Soomaaliya oo M/weyne Guuleed kala hadlay Jojinta Dagaalka Gaalkacyo

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa Maanta Magaalada Muqdisho gaar ahaan Xarunta Xalane kula kulmay Safiirka Dowladda Mareykanka u fadhiya Soomaaliya Stephen Schwartz. Madaxweynaha Galmudug iyo Safiirka Mareykanka ee Arrimaha Soomaaliya Stephen Schwartz ayaa ka wada hadlay Dagaalka Magaalada Gaalkacyo,Doorshadii ka dhacday Galmudug ee Xubnaha Aqalka sare  iyo Arrimo kale. Safiirka Dowladda Mareykanka Stephen Schwartz ayaa Madaxweynaha Galmudug ka lahadlay Joojinta ...

Read More »

Dhageyso:- Ciidamo kale oo AMISOM ah oo Maanta tagay Magaalada Cadaado

Ciidamo kale oo ka tirsan AMISOM ayaa Maanta la geeyay Magaalada Cadaado ee Xarunta KMG ah ee Galmudug. Ciidamada AMISOM ee Maanta tagay Magaalada Cadaado ayaa ku biiray Ciidamo kale oo Shalay tagay Magaalada Cadaado. Madaxweyne Kuxigeenka Galmudug Maxamed Xaashi Carabeey oo ka hadlay Ciidamada maanta tagay Cadaado ayaa sheegay in Ciidamadaan ay qeyb ka yihiin Xaqiijinta Amniga Degaanada galmudug. ...

Read More »