Monthly Archives: October 2016

Maanta Oo Kale Maxeey Ku Beegan Tahay Marka Loo Eego Soomaaliya…

Maanta oo ah 12-kii October ayaa beegan sannad guuraddii 62-aad ee helida Astaanta ama Calanka Qaranka Soomaaliyeed,  Maalintaan ayeysan qiimaheeda dad badan oo Soomaali ah aysan la socon, taasi oo ay sabab u tahay sida ay u wiiqantay Wadanimadii Soomaaliyeed.  Calanka Waxaa la sameeyey Taariikhdu markay ahayd 12 Oktober 1954-tii, waxaana sameeyey ilaahay ha u naxriistee marxuum Maxamed Cawaale Libaan. ...

Read More »

Muqdisho Oo La Sheegay In Lagu Iibiyo Hubka Dowladda Soomaaliya…

Dilomaasiyiin reer galbeed ah oo la hadlay wakaalada wararka Reuters   ayaa ku eedeeyay dowlada dhexe ee soomaliya in hubka ay dibadda ka keensato badankiisa  lagu iibiyo suuqyo ku yaal magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomalia.  Hubkan oo ay Qaramada Midoobay u fasaxday dowlada dhexe ee Sooomaliya inay ku qalabayso Ciidamada Xoogga dalka  Soomaaliyeed si ay ula dagaalamaan Ciidamada Xarakada Al-shabaab ayaa ...

Read More »

Dhalin yaro Lagu Eedeeyay Tuuganimo Oo Dalka Dibadiisa Lagu Maxkamadeeyay…

Maxkamad ku taala magaalada Gothenburg  dalka Sweden ayaa xukuno kala duwan ku riday Burcad dhalinyaro Soomaali iyo Swedish isugu jira kuwaasi oo lagu eedeeyay inay si arxan daro ah ay weerar ugu qaadeen Maqaaxi lagu caweynaayey islamarkaasna ay halkaas ku dileen 2 qofood kuna dhaawaceen ilaa 8 qofood.  Maxkamad ku taala magaalada Gothenburg ee dalka Sweden ayaa xukun ku riday ...

Read More »

Maamulka Galmudug Oo Beeniyay War Ay Sheegeen Puntland…

Maamulka Galmudug ayaa beeniyay in Ciidamo ka Tirsan kuwa Dowladda Federaalka Soomaliya ay ka qeyb qaateen dagaalada maalmihii dambe ka dhacay Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug.  Gudoomiye Ku-xigeenka  Magaalada Gaalkacyo  ee Maamulka Galmudug Mudane Cabdi Xuseen Maxamed ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay warka kasoo baxay Maamulka Puntland ee ku aadan In Ciidamo ka tirsan kuwa Xoogga dalka Soomaliya ...

Read More »

Dowladda Mareykanka Oo War Ka Soo Saaratay Dagaalada Gaalkacyo…

War saxaafadeed ka soo baxay safaaradda dawlada  Mareykanka ay ku leedahay magaalada Nairobi ee dalka Kenya, ayaa waxaa lagu sheegay in dowladda Mareykanku ay si dhow ula shaqeyneyso dowladda federalka ee Soomaaliya, Maamulada Galmudug iyo Puntland si ay uga wada hadlaan arrinta la xiriirta dhacdadii 28 September  ciidamada ee Mareykanku ka geysteen  Magaalada Galkacyo”.  Warkaan ayaa sidoo kale lagu sheegay ...

Read More »

Xildhibaan Xaaf Ducaale oo lagu soo dhaweeyay Cadaado”Sawiro”

Xildhibaan Xaaf Ducaale  Geelle oo ka mid ah Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Maanta gaaray Magaalada Cadaado,waxaana uu ka hadlay Wararka Is Khilaafsan ee ka soo baxaya Maamulka Waqooyiga Gaalkacyo. Xildhibaan Xaaf ayaa sheegay in aan la aqbali karin Warka Qar iska Tuurka ah ee ka soo yeeraya Maamulka Waqooyiga Gaalkacyo,waxaana uu Xusay in ay yihiin Dad aan Afkooda iyo gacantooda isla ...

Read More »

Saraakiil ka socda AMISOM oo gaaray Cadaado+Sawirro

Saraakiil ka tirsan howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM,ayaa maanta gaaray magaalada Cadaado ee xarunta ku meel gaarka ah ee maamulka Galmudug. Saraakiisha tagay Cadaado waxaa ka mid ah Guddoomiyaha Guddiga doorashada dadban Cumar Max’ed Dhegeey,Abaanduulaha Ciidanka Xoogga Dalka Cali Baashi iyo Taliyaha Ciidanka AMISOM Cismaan nuur Subagle. Saraakiishan ayaa sida uu warku sheegayo waxaa ay u kuur galayaan amniga degaannada ...

Read More »

Dhageyso:-Kulan Looga Hadlayay Nadaafadda Muqdisho Oo Gobalka Banaadir Ka Dhacay…

Munaasabadan ayaa waxa looga gon laha sidii sare loogu qaadi laha bilicda magaalada caasimadda ah ee muqdisho ilsa markaana la isaga kaashan karo. Waxaana xafladan lagu qabtay xarunta dowladda hoose ee gobalka banaadir looga arimiyo iyadoona ay xaadir ahaayeen madasha kulankaasi ku xigeenada maamulka sare ee gobalka culima-awdiin kuwa dagmooyinka ganacsato dhalin yarada caasimadda iyo marti sharaf kale Agaasimaha nadaafadda ...

Read More »

Dhageyso:-Beesha Ugu Weyn Ee Dagta Gobalka Shabeelaha Dhexe Oo Qaadacday Shirka Maamul U Sameynta Hiiraan&Sh/Dhexe+Sawiro….

Beesha Shabeelle oo ah beesha labaad ee ugu tunka weyn gobalka Shabeelaha Dhexe ayaa waxa ay sheegtay in xaqoodii la duudsiiyay kadib markii ay waayeen saami qeynsigii ay ku lahaayeen shirka maamul u sameynta Hiiraan iyo shabeelah Dhexe. odayaasha ka soo jeeda beesha Shabeelle, oo shir-jaraaid ku qabtay magaalada Jowhar oo ah halka ay fidsan tahay gogosha labadaasi gobal lagu ...

Read More »