Sawiro-Madaxweynayasha Galmudug iyo Hirshabelle oo safar deg deg ah ku gaaray Dalka Imaraadka

Madaxweynaha Dowlada Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed  ayaa maanta u amababxay safar deg deg kadib marki mudooyinkii dambe uu ku sugnaa magalada muqdisho.

Safarka madaxweyne Guuleed ayaa la sheegay inuu ku gaaray dalka Imaaraadka Carabta, halkasoo ay ku sii qulqulayeen madaxda maamulada dalka Soomaaliya.

Waxa socdaalka ku wehliyay Madaxweynaha Dowlada Galmudug Cabdikariin xuseen Guuleed madaxweynaha Hirshabeelle waxayna shalay galabtii ka dhoofeen magaalada Muqdisho iyagoo ku sii jeeda magaalada Dubai ee dalka Imaaraadka Carabta oo casuumaad ay ka heleen dowladda dalkaasi.

Madaxweynaha Galmudug ayaa la filayaa in uu si deg deg ah ugu so laabto magalada cadaado halkaasi oo xilligaani ay ka socoto qaban qabada dorshada aqalka hoose

14502842_1086527234780002_505949492907481422_n 14721457_1086527184780007_2435662761697678471_n

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*