DHAGEYSO;-Gudiga doorashooyinka dadban ee galmudug oo beelaha ugubaaqay in 24 saac gudoohood ay kusoodhamaystiraan ergad dhiman

0
55

Gudiga doorashooyinka galmudug ayaa sheegay in meel wanaagsan ay marayaan hoolaha doorasho ee galmudug

gudoomiha gudiga doorashooyinka dadban ee galmudu xuseen shiikh maxamed oo wareysi siiyay radio cadaado ayaa sheegay in ay hada socoto xulista ergada islamarkaan laga doonayo beelaha ergadu kudhimantay in ay kusoodhameystiraan 24 saac gudohood

Halkaan kadhagayso Codka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here