Baarlamaanka Hirshabeelle oo maanta yeeshay Kulankoodii ugu horeeyay

0
61

Baarlamaanka Dowlad-goboleedka Hirshabeelle ayaa maanta kulankoodii ugu horeeyey ku yeeshay magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Sh/Dhexe.

Baarlamaanka Hirshabeelle oo dhawaan ku guuleystay in ay doortaan madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenka dowlad-goboleedka Hirshabeelle ayaa kulanka maanta ay yeesheen waxaa shir gudoominayey gudoomiyaha baarlamaanka maamulkaasi, iyadoo ay goob joog ahaayeen kuxigeenadiisa.

Baarlamaanka ayaa ka hadlay Maanta Shaqooyinka ay qabanayaan Maalmaha soo socda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here