Dhageyso:-Kulan Looga Hadlayay Nadaafadda Muqdisho Oo Gobalka Banaadir Ka Dhacay…

0
1700

Munaasabadan ayaa waxa looga gon laha sidii sare loogu qaadi laha bilicda magaalada caasimadda ah ee muqdisho ilsa markaana la isaga kaashan karo.

Waxaana xafladan lagu qabtay xarunta dowladda hoose ee gobalka banaadir looga arimiyo iyadoona ay xaadir ahaayeen madasha kulankaasi ku xigeenada maamulka sare ee gobalka culima-awdiin kuwa dagmooyinka ganacsato dhalin yarada caasimadda iyo marti sharaf kale

Agaasimaha nadaafadda gobalka banaadir oo ugu horeyntii madasha ka hadlay ayaa sheegay ahmiyadda ay leedahay nadaafadda iyo faaiidada mugga weyn ee ugu fadhiya faaya dhowrka bulshada

Sidoo kalana gudoomiyaha ururka haweenka ee gobalka banaadir jawaahir barqab ayaa si weyn u bogaadisay magaalada muqdisho dhowrsane ka hoe dhex aaagaagi jiray qashinka oo maanta ay nareyso mid bilicdeedu soo kabaneyso madama laga wada arin sanayo sidii loo adkeyn laha nadaafadda magaalada muqdisho aye tiri

Gudoomiye ku xigeenka amniga iyo siyaasadda maamulka gobalka banaadir axmed diiriye yabooh ayaa iugu dambeyn qudbadiisa la siiyay ayaa ku booriyaya shirkadaha ku howlan nadaafadda magaalada ay xoogga saaraan shaqadooda

Waa markii ugu horeysay uu kulanka dhiira galin ah oo uu u sameeyo maamulka gobalka banaadir waaxda nadaafadda ee gobalka banaadir si ay u dar dar galiyaan howlaha ay ka hayaan caasimadda muqdisho.

Warbixin Ku Saabsan Wariyaha Radio Cadaao  Maxamed Axmed Xasan (Yuulka) ayaa Muqdisho Ka Soo Diray

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here