Nabaddoon Galabta lagu dilay Degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir

0
146

Koox Hubeysan ayaa Galabta Degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir ku dishay Nabaddoon Xasan Caddaan oo ka mid ah Waxgaradka Muqdisho.

Nabaddoon Xasan Caddaan ayaa u dhintay Dhaawac ay gaarsiiyeen Kooxdii Dishay,waxaana uu ku Nafbaxay Isbitaalka Madiina ee Magaalada Muqdisho.

Alle ha u naxariistee Nabaddoon Xasan ayaa ka mid ahaa Ergada soo xuleysa Odayaasha 135 Oday ee ayaguna soo xulaya Xildhibaanada Soomaaliya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here