Dhageyso:-Xildhibaan Weeraray Wasiir Ka Tirsan Puntland…

0
193

Xildhibaan Siciid Cabdi Surcad oo kamida mudanayaasha golaha baarlamanka dowlad goboleedka Puntland ayaa sharci darro ku tilmaamay in la iska xiro badda Puntland ayadoon laga fiirsan.

Xildhibaanku wuxuu kaloo sheegay in xilligan ay jiraan abaaro ba’an dadkana ay ku tiirsanaayeen badda.

Wuxuu kaloo sheegay in ayadoon la samayn siyaasadda badda inay sharci darro tahay in wasiir uu xiro badda, halka maraakiibtii jariifka ahaana  ay badda ku jiraan.

Riix Halkan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here