Dhageyso:-Amar Ka Soo Baxay Maamulka Gobalka Banaadir…

0
193

Masuuliyiin uu horkacayo gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho ayaa maanta waxay kormeer ku tageen Suuqa Ceel-Garweyne ee degmada howl-wadaag gobolkaan Banaadir.

Ujeedka kormeerkooda ayaa ahaa u kuur gelida Xaalada suuqa iyo waliba in Suuqaas losoo bedeli doono suuq lagu iibiyo Khudaarta noocyadeeda kala duwan.

Gudoomiyaha gobolkan banaadir oo goobta ka hadlayy ayaa shegay in xiligaan wixii ka dambeya la joojiyay Suuqii khudarta lagu iibinaayay ee Bakaaraha islamarkaana Gudoomiyaha oo hadlkiisa siiwata ayaa sheegay in wixii Maanta ka bilwada Suuqa Khudaarta lagu iibiyo uu noqon doono Suuqa Ceel garweyne,Sidoo kale waxa uu Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Carbaabay in Baryahii Dambe ay soo badanayeen in Gaari in laga soo buuxiyay waxyabaha qaraxa ka dibna kor laga soo saaray ay qarayo looga fulinyay Maamulka Muqdisho ayna ku wareereen Lamaha amaanka Gobolka Banaadir iyo Dadka sidoo kale iibiya Khudaarta..

Warbixin Amuur Taasi Ku Saab-san Waxa Magaalada Muqdisho Nooga Soo Diray Wariye Maxamed Axmed Xasan Yuulka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here