Monthly Archives: September 2016

DHAGEYSO;-Wasiir Odawaa”Dhismaha Maamulka Hiiraan iyo Sh/dhexe si Habsami leh ayuu u socdaa

Wasiirka Arrimaha Gudaha Xukumadda Soomaaliya C/raxmaan Maxamed Xuseen Odawaa oo Saxafadda kula hadlay Magaalada Cadaado ee Xarunta KMG u ah Maamulka Galmudug ayaa ka sheegay  in Dhismaha Maamulka loo sameynayo Labada Gobol ee Hiiraan iyo Shabellaha Dhexee u socdo si Hamsami leh islamarkaana ay Wasaaraddu ku rajo weyn tahay in Maamul ay ku mideysan yihiin Bulshada Labada Gobol uu ka ...

Read More »

Deg Deg:- Gen. Goobaale oo ku dhintay Qarax ka dhacay Muqdisho iyo Al-shabaab oo sheegtay

Alle ha u Naxariistee waxaa Goor dhaw Qarax Ismiidaamin ah oo lala Beegsaday Gaarigiisa ku dhintay Gen. Maxamed Jimcaale Rooble Gen Goobaale oo ka tirsan Saraakiisha Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya. Gaari laga soo buuxiyay Waxyaabaha Qarxa ayaa lagu dhuftay Gaarigiisa oo marayay inta u dhaxeysa Wasaaradda Gaashaandhigga iyo Xerada Guulwadeyaasha ee Magaalada Muqdisho sida ay noo sheegeen Saraakiil ka tirsan ...

Read More »

DHAGEYSO:- Wariye C/Casiis Afrika “ Ciidamo ka tirsan Millatariga Dowladda ayaa si Bareer ah isoo Weeraray, Labada Lug ayay iga dhaawaceen”.

Wariye Cabdi Casiis Maxamuud Guuled Africa oo ka howlgala warbaahinta Dowladda Soomaaliya ayaa waxa uu faahfaahin ka bixiyay rasaas xalay lagu furay gaarigii uu la socday. Wariye Cabdi Casiis Africa ayaa sheegay in Generaal Saney iyo ciidankiisa ay soo weerareen isaga iyo rag kale oo la saarna gaariga ayna ka qaateen Bastooladii iyo Moobiladii ay wateen. Cabdi Casiis Africa ayaa ...

Read More »

Axmed Siilaanyo oo cambaareeyay War murtiyeedkii ka soo baxay Shirkii IGAD

Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa cambaareeyay war murtiyeedkii ka soo baxay Shir Madaxeedkii IGAD ee shalay ka dhacay magaalada Muqdisho, isagoo ku tilmaamay inuu meel ka dhac qaawan ku yahay madax banaanida iyo rabitaanka shacabka Somaliland. Axmed Siilaanyo ayaa ugu horeyn soo dhoweeyay shirka Madaxda IGAD ee lagu qabtay Muqdisho, waxaana uu tilmaamay inay u arkaan tallaabo geesinimo leh ...

Read More »

Madaxweynaha Soomaaliya oo soo xiray Shirkii Madasha wada-tashiga Qaran

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa Muqdisho ku soo xiray Shirkii Madasha Wada-tashiga Qaran oo Shalay uu dib u bilaabay Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharmaake. Hogaamiyaasha Madasha Wada-tashiga Qaran ayaa soo saaray War-murtiyeed Dhowr Qodob ka kooban oo ay isku raaceen. Sidoo kale waxaa jira Guddi Amni oo Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud uu Guddoomiye ka yahay oo ay sameeyeen Hogaamiyaasha ...

Read More »

Deg Deg;-Wasiirka Maaliyada Galmudug oo iscasilay (maxay tahay sababta)

Wasiirka maaliyada dowlada goboleedka Galmudug Cali-Saciid Cumar Ibraahim ayaa bartiisa Facebooka soo dhigay warqad uu ku sheegay inuu iska casilay xilka wasiirka maaliyada Galmudug. Cali-Saciid Cumar Ibraahim ayaa sheegay in iscasilaadiisa ay keentay arimo gaar u ah isaga balse uusan isku casilin arimo la xariiro shaqadiisa. Cali-Saciid Cumar Ibraahim ayaa sheegay in iscasilaadiisa ay keentay arimo gaar u ah isaga ...

Read More »

Sargaal ka tirsan Al-shabaab oo lagu Dilay Gobolka Galgaduud

Koox Hubeysan ayaa Xalay Fiidkii Gurigiisa oo ku yaalla Degaanka Ceel-garas ee Gobolka Galgaduud ku dhex dilay Sargaal ka tirsan Madaxda sare ee Xarakada Al-shabaab oo lagu Magacaabo Faarax Cali Raage. Faarax Cali Raage ayaa lagu dhex toogtay Hoyga uu ka degan yahay Degaanka Ceelgaras ee Gobolka Galgaduud,waxaana la sheegay in ay Dileen Labo Nin oo Hubeysan,kuwaas oo goobta ka ...

Read More »

Waa maxay sababta Madaxweynaha Jabuuti uga maqnaan doono shirka IGAD ee muqdisho?

Muqdisho–Radio cadaado–Magaalada Muqdisho waxaa ka socda qaban qaabadii ugu dambeysay ee DOwladda SOomaaliya ay ugu jirto marti galinta shir madaxeedka IGAD ee la filayo inuu muqdisho ka furmo. Warar horu dhac ah oo laga helayo madaxtooyada dalka Jabuuti ayaa sheegaya in Madaxweynaha Dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle uusan imaaneyn shirka Igad ee Muqdisho ka furmaya. Madaxweyne Geelle ayaa la sheegayaa ...

Read More »

Wararkii u dambeeyay ee Shirka IGAD

waxaa socota qaban qaabada lagu furayo Shir Madaxeedka IGAD oo maanta ka furmaya  Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya. Ammaanka Magaalada Muqdisho ayaa Maanta si weyn loo adkeeyay,waxaana wadooyinka Muqdisho maanta intooda badan ku yar  isku socodka Gaadiidka iyo Dadka. Madaxda Dowladda Soomaaliya  ayaa sugaya Madaxda IGAD ee Maanta Magaalada Muqdisho imaanaya. Faafaahin lasoco

Read More »