Warar kale oo ka soo baxay Dagaalkii Bariga Gobolka Mudug

0
245

Warar kale oo ka soo baxaya Dagaalkii ka dhacay Bariga Gobolka Mudug ayaa sheegaya inuu Dagaalku u dhexeeyay Ciidamada Maamulka Puntland iyo Dagaalameyaal ka tirsan Al-shabaab.

Wararka ayaa sheegaya in Dagaalka uu qaatay Mudo Saacado ah islamarkaana ay ka qeyb qaateen Diyaarado Dagaal.

Saaka Waabarigii ayey aheyd markii Warbaahinta ay heshay Warar sheegaya in Dagaalku uu u dhexeeyo Maleeshiyaad ka soo kala jeeda Maamulada Puntland iyo Galmudug,balse waxaa hadda soo baxaya inuu u dhexeeyo Ciidamada Puntland iyo Al-shabaab.

Faah-faahinta dib kala soco Insha Allah

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here