Ded Deg;- Madaxweyne Guuleed Oo Lagu Wado in uu soogaaro cadaado saaka

0
226

Madaxweynaha galmudug c.kariin xuseen guuleed ayaa lagu wadaa in uu soogaaro goordho magaalada cadaado ee xaruunta kumeelgaarka Ah ee galmudug.

Madaxweynaha galmudug ayaa mudooninkii danbe xanuunsanaa asagoona xanuunkaasi u aaday dalka dibadiisa balse shirkii ugu danbeeyay ee madashu mudisho kuyeelatay ayuu kaqaybgalay

Faafaahin Dib Kala soco

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here