DEG DEG;- Ciidamada nisa ee galmudug oo soobandhigay labo nin oo kadan baysay dilka sarkaal sare oo katirsan alshabaabo

0
159

Ciidamada nisa ee galmudug ayaa goordho sooban dhigay shaqsiyaad kadanbeeyay dilka sarkaal katirsan alshabaab oo lagu dilay habeen kahor lagu dilay Degaanka Ceel-garas ee Gobolka Galgaduud

oo lagu magacaabo Faarax Cali Raage labadaan nin ayaa lasheegay in ay isku soodhiibay ciidamada amaanka

Faah Faahin Dib kalasoco

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here