Madaxweynaha Soomaaliya oo soo xiray Shirkii Madasha wada-tashiga Qaran

0
149

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa Muqdisho ku soo xiray Shirkii Madasha Wada-tashiga Qaran oo Shalay uu dib u bilaabay Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharmaake.

Hogaamiyaasha Madasha Wada-tashiga Qaran ayaa soo saaray War-murtiyeed Dhowr Qodob ka kooban oo ay isku raaceen.

Sidoo kale waxaa jira Guddi Amni oo Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud uu Guddoomiye ka yahay oo ay sameeyeen Hogaamiyaasha Madasha Wada-tashiga Qaran.

Goor Dhaw Filo War-murtiyeedka Hogaamiyaasha Madasha Qaran

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here