DHAGEYSO:- Wariye C/Casiis Afrika “ Ciidamo ka tirsan Millatariga Dowladda ayaa si Bareer ah isoo Weeraray, Labada Lug ayay iga dhaawaceen”.

0
157

Wariye Cabdi Casiis Maxamuud Guuled Africa oo ka howlgala warbaahinta Dowladda Soomaaliya ayaa waxa uu faahfaahin ka bixiyay rasaas xalay lagu furay gaarigii uu la socday.

Wariye Cabdi Casiis Africa ayaa sheegay in Generaal Saney iyo ciidankiisa ay soo weerareen isaga iyo rag kale oo la saarna gaariga ayna ka qaateen Bastooladii iyo Moobiladii ay wateen.

Cabdi Casiis Africa ayaa xaaladiisa caafimaad ay soo hagaagaysaa sida uu u xaqiijiyay warbaahinta

(Radio Cadaad) Ee Magaalada Cadaado.

Dhaawaca Wariye Afrika ayaa ka soo gaaray mid kamid ah Lugtiisa,waxaana hadda uu yahay mid Wanaagsan.

Hoos ka Dhageyso Wareysiga oo dhameystiran:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here