Wararkii u dambeeyay ee Shirka IGAD

0
162

waxaa socota qaban qaabada lagu furayo Shir Madaxeedka IGAD oo maanta ka furmaya  Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya.

Ammaanka Magaalada Muqdisho ayaa Maanta si weyn loo adkeeyay,waxaana wadooyinka Muqdisho maanta intooda badan ku yar  isku socodka Gaadiidka iyo Dadka.

Madaxda Dowladda Soomaaliya  ayaa sugaya Madaxda IGAD ee Maanta Magaalada Muqdisho imaanaya.

Faafaahin lasoco

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here