Monthly Archives: September 2016

Jubbaland”Maamulkeenu ma Taageerin Duqeyntii Gobolka Mudug

War ka soo baxay Xafiiska Madaxweynaha Maamul Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa lagu beeniyay Warar sheegayay in Maamulka Jubbaland uu wax ka Ogaa Weerarkii Arbacadii la soo dhaafay Mareykanku uu ku qaaday Saldhigga Ciidamada Galmudug ee Degaanka Jeexdin ee Gobolka Mudug. Warka Jubbaland ay soo saartay ayaa lagu beeniyay in Dowlad Goboleedka Jubbaland ay Taageertay Duqeynta lagu ...

Read More »

DHAGEYSO;-Wasaarada Arimaha Gudaha oo sheegay dhismaha Maamul usamayta hiiraan iyo shabeelaha dhexe in lasoogaban gabaynayo bartamaha bisha danbe

Wasaarada Arrrimaha Gudaha Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in Bartamaha Bisha soo socota la soo gaba gabeyn doono Dhismaha shirka Maamul u sameynta Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe. Xoghayaha Wasaarada Arrimaha Gudaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Yaxye Cali Ibraahim ayaa sheegay in la soo gaba gabeyn doono Dhismaha shirka Maamul usameynta Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe oo gogashiisa ay taalo Magaalada Jowhar. Yaxye ...

Read More »

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya oo ka hadlay Arrinta Badda

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa ka hadlay heshiiskii dhinaca badda ee dowladda Soomaaliya iyo Kenya u dhaxeeyay. Waxa uu Shariifka shaaca ka qaaday in arintaasi ay tahay mid siyaasad looga danleeyahay islamarkaana uusan Ogeyn wax badd ah oo Soomaaliya ay Kenya siisay ama ay kula heshiisay in la siiyo. Sheekh Shariif ayaa shaaca ka qaaday su’aal ...

Read More »

Al-shabaab oo soo bandhigay Askari Kenyaan ah oo Gacanta ugu jira

Barta ay ineternetka ku leeyihiin Xarakada Al-shabab ayaa lagu baahiyay muuqaal gaaban oo kusoo muuqday askari Kenyan ah oo Al-shabab gacanta ugu jira Liyonardo Mangi Kio kaa oo ay kasoo afduubteen dagaal xoogan ay la galeen ciidamada Kenya ee qeybta ka ah kuwa AMISOM. Muqaalkaasi ayaa xanbaarsana codsi uu diraayay askarigaasi oo da’diisa ku sheegay 40-sano jir,Dowladda Kenya oo ah ...

Read More »

Wafdi ka socda Ururka Jaamacadda Carabta oo Muqdisho imaanaya

Ururka Jaamacada Carabta ayaa ku dhawaaqay in xoghayahooda guud Axmed Abu Geyd uu wafdi Jaamacada Carabta ka socda u soo diray Soomaaliya kuwaasi oo kusoo wajahan Muqdisho si ay u qiimeeyaan wadciga doorashada dalka inta aysan dhicin mida barlamaanka iyo Madaxweyne laguna gacansiiyo mas’uuliyinta dowladda dar dar galinta arimaha doorashada. Afhayeen u hadlay xoghayaha guud ee Jaamacada Carabta Maxamud Cafifi ...

Read More »