Monthly Archives: August 2016

DHAGEYSO;-Taliye ku xigeenka labaad ee ciidanka booliska soomaaliyeed oo shaalay soo gaaray magaalada gaalkacyo ayaa maanta kormeeray xarumaha ciidanka booliska galmudug ee magaalada gaalkacyo

Taliye ku xigeenka labaad ciidanka booliiska soomaaliyeed jenaraal bashiir cabdi maxamed oo shalay socdaal dhulka ah kusoo gaaray magaalada galkacyo kadib howlo shaqo oo uu maalmihii udanbeeyay ku joogay qaar ka mida deegaanada dowlad gobaledka soomaaliyeed ee Piuntland ayaa maanta kormeer ku aadan uu kuurgalida xaalada ciidanka boliiska fadaraalka soomaaliyeed ee Galmudug ku tagay qaar ka mida xarumaha ciidanka booliiska ...

Read More »

Deg Deg:- Sargaal ka tirsan Ahlusunna iyo Ciidan uu wato oo isku dhiibay Galmudug

Sargaal ka tirsan Ciidanka Ahlusunna Waljamaaca oo lagu magacaabo C/risaaq Cali Tubaako iyo Ciidan uu wato ayaa ka goostay Ahlusunna, waxeyna isku dhiibeen Maamulka Galmudug. Saraakiil ka tirsan Maamulka Galmudug ayaa Radio Cadaado u sheegay in Sargaalka iyo Ciidan uu wato ay isku soo dhiibeen Galmudug islamarkaana Magaalada Cadaado lagu soo dhaweeyay,waxaana Saraakiisha Galmudug ay sheegeen in Cid walba oo ...

Read More »

Madaxweyne ku xigeenka Mareykanka oo maanta booqanaya dalka Turkiga

Madaxweyne ku xigeenka Dalka Mareykanka Joe Biden ayaa maanta safar ku tagaya Wadanka Turkiga. Safarka Madaxweyne ku xigeenka ayaa waxa uu u muuqdaa mid la xariirta dib u soo celinta xiriirkii diblomaasiyadeed ee u dhaxeeya Mareykanka iyo Turkiga, iyagoo hp Madaxweyne ku xigeenka Dalka Mareykanka Joe Biden ayaa maanta safar ku tagaya Wadanka Turkiga. Safarka Madaxweyne ku xigeenka ayaa waxa ...

Read More »

Dhagayso:- Maamulka Dagmada Cadaado Oo Bilaabay Howlagalo Lagu Xaqiijinayo Amaanka Magaaladaas

Gudoomiyaha Dagmada Cadaado Cllaahi Craxmaan Xuseen Tootoole Ayaa Kahadlay Howlagalo Amaanka Lagu Xaqiijinayo Oo Maamulka Dagmada Cadaado Uu Maal Mahaan Kawaday Magaalada, Gudoomiyaha Oo Waraysi Gaara Siiyay Idaacada Al-ixsaan ayaa waxaa uu kahadlay  Arimo Dhowra Sida Amniga, Udiyaar Garowga Shirka Cadaado Lagu Qabanayo Iyo Arimo Dhowr Oo Kale Wareysi Uu Layeeshay Agaasimaha Radio Alixsaan Sharmaarke Suuley Halkaan Kadhagayso HALKAAN KADHAGAYSO

Read More »

Madaxweynaha Jubbaland iyo Ergeyga Qaramada Midoobey oo Kismaayo ku kulmay

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe iyo Ergeyga Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya Danjire Micheal Keating ayaa maanta shir jaraa’id oo wada jir ah ku qabtay magaalada Kismaayo, iyagoo uga hadlay arrimo dhowr ah, kadib kulan ay wada yeesheen. Ergeyga Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya Micheal Keating ayaa sheegay in horumar dhinaca ammaanka uu ku tallaabsaday maamulka Jubbaland, isagoo ugu baaqay in ...

Read More »

John Kerry oo la kumay Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta

Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka John Kerry oo booqasho ku jooga dalka Kenya ayaa la kulmay Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta, isagoo kala hadlay arrimaha gobolka iyo sidii xasilooni loogu soo dabaali lahaa. Mr Kerry ayaa sidoo kale kala hadlay Madaxweynaha Kenya arrimaha qaxootiga iyo qorshaha Kenya ku dooneysay inay ku xirto xerada qaxootiga ee Dadaab, inkastoo ay ka laabatay go’aankaas. Kerry ...

Read More »

Dhageyso:- Galmudug oo Cambaareysay Qaraxyadii Gaalkacyo ka dhacay

Cadaado(Radio Cadaado);-Madaxweyne ku xigeenka Dowlad Goboleedka Galmudug ahna Ku simaha Madaxweynaha Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi  ayaa Cambaareeyay Weerarkii barqanimadii Saaka ka dhacay Waqooyiga Magaalada Gaalkacyo kaas oo sababay Khaare kala duwan oo Naf iyo Maalba leh. Madaxweyne ku xigeenka ayaa Bulshada Soomaaliyeed kaga tacsiyadeeyay dhibka loogeystay ayaga oo aan waxba ku Muteeysan gaar ahaan Shacabka Reer Puntland. Gaalkacyo ayaa Saaka ...

Read More »

Ururka al-Shabaab oo sheegtay mas’uuliyadda qaraxyadii ka dhacay magaalada Gaalkacyo

Muqdisho (RBC Radio) Ururka al-Shabaab ayaa goor dhow sheegtay inay fuliyeen labo qarax oo ka dhacay xarunta dowladda hoose iyo suuqa Dayax ee magaalada Gaalkacyo,sida lugu baahiyay warbaahinta taageerta kooxda. Kooxda waxaa ay ku sheegen warka ka soo baxay in weerarka ay fuliyeen dagaal-yahannada ay ugu yeeraan guutada Istish-haadiyiinta. “Weerarka waxaa fuliyay xarakadda al-Shabaab,’”ayaa lugu baahiyay warbaahinta al-Shabaab. “Soddon ka ...

Read More »

Qaramada midoobay oo cambaaraysay qaraxyadii Gaalkacyo

Xafiiska siyaasadda qaramada midoobay ee UNSOM, ayaa cambaareeyay qaraxyadii mataalanaha ahaa ee maanta oo Axad ah ka dhacay magaalada Gaalkacyo ee Caasimadda Gobolka Mudug. Qaramada midoobay, ayaa sheegtay inaanay qaraxyadani u hakan doonin hawlaha ka socda dalka Soomaaliya, xilli laysu diyaarinayo inay si hufan u qabsoomaan doorashooyinka dadban ee sanaddan 2016-ka. Qaraxyadan is xig-xigay, ayaa ka kala dhacay xarunta dowladda ...

Read More »

Dag Dag Maamulka Galmudug Oo Canbaareeyay Qaraxyadii Gaalkacyo Kadhacay

Iyadoo maanta qaraxyo ismiidaamin ah oo gaysatay dhismasho iyo dhaawac ay ka dhaceen waqooyiga magaalada Galkacyo ee xarunta g,Mudug ayaa qaraxyadaasi waxaa cambaareeyay Madaxwayne ku xigeenka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi isagoo wax laga xumaado ku tilmaamay wax yeelada shacbiga aan wax galabsan loo gaystay dhanka kale ayuu sheegay madaxwayne ku xigeenka Galmudug in ka maamul ahaan ay alshaab dagaalka ay ...

Read More »