Dib U-Eegid: Hal Xog Oo Aan Idiinka Hayno Guruubka Arsenal Champions League Ee A.

0
49

Kooxda Arsenal ayaa ugu dambayn ka badbaaday Bayern Munich heerka guruubyada xilli ciyaarerskaan koobka horyaalada yurub.

Gunnera ayaa Guruub A koox wayn ku wehelin doonta PSG, iyo kooxaha yar ee Basel oo Swiss ah iyo weliba kooxda reer Bulgaria ee Ludogorets.

Hadaba Radiocadaado.com ayaa xusaysa inay tahay markii ugu horaysay taariiqda ee Arsenal tartanka Champions League wajahayso koox ka socota dalka Bulgaria ka dib marka ay wajahaan kooxda Ludogorets.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here