DHAGEYO;-Wasaarada Waxbarasha Galmudug oo soosaaratay Jadwalka Schoolada Deegaanada Galmudug Ee Sanad gusiyeedka 2016/2017

 

Wasaarada Waxbarashada galmudug  Ayaa  soobandhigtay Jadwal Loogu Talagalay Dusiyada Waxbarashada Deegaanada Galmudug Waxaan Jadwalkaan Looqaybashay goobaha waxbarasho Ee Deegaanada Galmudug

Agaasimaha Waaxda Waxbarashad Aas Aasiga Wasaarada Waxbarashad  Galmudug Axmed Xuseen Qayre Ayaa Sharaxaya Qaabka Uu uqoranyahay Jadwalkaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*