Monthly Archives: August 2016

Lucas Pérez Oo Daboolka Ka qaaday Goorta Ay Xariirka Bilaabeen Arsenal.

Weeraryahanka cusub ee Arsenal Lucas Perez ayaa tilmaamay in ay bilawgii suuqa oo ahaa labo bilood ka hor xiriir ay lasoo sameeyeen Masuuliyeen ka socota Arsenal. Weeraryahankan reer Spain ayaa manta oo talaado ah dhamaystiray heshiis £17m ah uu ugu biiray kooxda Gunners, laakiin Arsenal ayaa lagu soo waramayaa in ay xiisaynaysay tan iyo bishii July. “ waxaa jiray xiriir ...

Read More »

Kooxda Tottenham Hostpur Oo Isku Diyaarinaysa In Ay Dalab Ka Geyso Weeraryahan U Ciyaara Newcastle United.

Kooxda Tottenham ayaa markaan bartilaameedsanaysa xidiga khadka dhexe ee kooxda Newcastle iyo Xulka France Moussa Sissoko si ay kooxdooda xagaagan ugu xoojiyaan. Laacibkan ayaa dhawr jeer ka dhawaajiyay in uu doonayo inuu Newcastle ka tago, isagoo ka mid ahaa xidigihii aadka uga dhex muuqday koobkii Euro 2016-ka ka qabsoomay France. Kooxda tottenham ayaa ku soo hungowday dalab ay Crystal Palace kaga ...

Read More »

Dib U-Eegid: Hal Xog Oo Aan Idiinka Hayno Guruubka Arsenal Champions League Ee A.

Kooxda Arsenal ayaa ugu dambayn ka badbaaday Bayern Munich heerka guruubyada xilli ciyaarerskaan koobka horyaalada yurub. Gunnera ayaa Guruub A koox wayn ku wehelin doonta PSG, iyo kooxaha yar ee Basel oo Swiss ah iyo weliba kooxda reer Bulgaria ee Ludogorets. Hadaba Radiocadaado.com ayaa xusaysa inay tahay markii ugu horaysay taariiqda ee Arsenal tartanka Champions League wajahayso koox ka socota dalka ...

Read More »

DHAGEYO;-Wasaarada Waxbarasha Galmudug oo soosaaratay Jadwalka Schoolada Deegaanada Galmudug Ee Sanad gusiyeedka 2016/2017

  Wasaarada Waxbarashada galmudug  Ayaa  soobandhigtay Jadwal Loogu Talagalay Dusiyada Waxbarashada Deegaanada Galmudug Waxaan Jadwalkaan Looqaybashay goobaha waxbarasho Ee Deegaanada Galmudug Agaasimaha Waaxda Waxbarashad Aas Aasiga Wasaarada Waxbarashad  Galmudug Axmed Xuseen Qayre Ayaa Sharaxaya Qaabka Uu uqoranyahay Jadwalkaan

Read More »

Hay’adda Nabad Sugidda oo soo bandhigtay Sargaal sare oo ka soo goostay Al-shabaab”Sawiro”

Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ayaa Xarunta HISA ee Gobolka Banaadir Caawa ku soo bandhigay Sargaal sare oo ka tirsanaa Al-shabaab islamarkaana isku soo dhiibay Dowladda Soomaaliya. SargaaIka ay Hay’adda NISA Caawa soo bandhigtay ayaa lagu Magacaabaa Ibraahin Aadan Ibraahin {Ibraahin Nadaara}waxaana uu ahaa Madaxa Xafiiska Waxbarasha Gobollada Baay iyo Bakool,iyadoo uu sheegay in sidoo kale uu Xilal dhowr ah ...

Read More »

TOOS U DHAGEYSO:- Qaabka Maanta loo furay Madaxtooyada iyo Garoonka Diyaaradaha Magaalada Baraawe!

Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed ayaa maanta xariga ka jaray Madaxtooyada maamulka Koonfur Galbeed iyo sidoo kale Garoonka diyaaradaha ee magaalada Baraawe ee Caasimada maamulka Koonfur Galbeed. Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed ayaa sheegay in bilaha soo socda ay kasoo guuri doonaan magaalada Baydhabo ayna soo gaari doonaan magaalada Baraawe. Magaalada Baraawe ayaa ah Caasimada maamulka Koonfur Galbeed waxaana hada uu maamul ...

Read More »

TOP DHAGEYSO SHIRKA JARAA’ID:- Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo Wareegto soo saaray,Arimo xasaasi ah ka hadlay

madaxweyne ku-xigeenka Puntland Cabdixakiim Cabdullaahi Xaaji Cumar Camey oo goor dhaweyd shir jaraa’id ku qabtay magaalada Galkacyo xarunta gobolka Mudug ayaa ka hadlay wareegto uu dhawan soo saaray taasoo faraysay gaadiidlayda inaysan usoo gudbi karin gudaha Puntland inta laga hubinayo waxyaabaha ay sidaan. Camay ayaa sheegay in qorshahaasi uu ahaa mid amniga lagu sugayo, balse aan lagu dhibaataynay maamulka iyo ...

Read More »

Sawirro: Ugaasyo iyo Salaadiin Soo gaaray Cadaado si ay u soo xulaan Egada Doorashada 2016

Cadaado( Radio Cadaado):-Maanta waxaa soo gaaray magaalada cadaado Wafdi balaaran oo isugu jira Ugaasyo, Salaadiin iyo Nabadoono Beelaha Dega Dowlad goboleedka Galmudug, Duubabkan ayaa u yimid Cadaado sidii ay  soo xuli laheeyeen ergooyinka dooranaya xildhibaanada Barlamaanka Soomaaliya qeybta deeganada Galmudug. Wafdigaan ayaa waxaa si diirran usoo dhaweeyay garoonka diyaaradaha Cadaado wasiiro xildhibaano katirsan Dowlad goboleedka Galmudug, gudiga doorashooyinka dadban Galmudug, maamulka ...

Read More »